Is-baheysiga NATO oo diyaaradaha F-16 siinaya dalka Ukraine
Is-baheysiga NATO ayaa sheegay in ay billaabeen inay diyaaradaha F-16 ku wareejiyaan Ukraine si ay gacan uga geystaan xoojinta difaacooda ka dhanka…
Open this website in Safari first.
Is-baheysiga NATO ayaa sheegay in ay billaabeen inay diyaaradaha F-16 ku wareejiyaan Ukraine si ay gacan uga geystaan xoojinta difaacooda ka dhanka…
Taliyaha Hawlgelinta Ciidamada PMPF Gen. Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac oo ay weheliyaan Saraakiisha Sar-sare ee ciidamada PMPF ayaa kulan kula qaatay Boosaaso Madaxa…
Maxkamad ku taalla Ciraaq ayaa dil toogasho ah ku xukuntay xaaskii hoggaamiyihii kooxda Daacish ee la dilay, Abu Bakar Al-Baghdadi, oo lagu…
Fadhigii maanta ee golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u baaqday kooram la’aan, sida uu sheegay Guddoomiye Shiikh Aaden Madoobe. Guddoomiyaha golaha…
Madaxwayne ku xigeenka dowlad goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa shirar hor dhac u ah nabadaynta beelihii dirirtu…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqday Masaajidka taariikhiga ah ee Shiikh Cabdulqaadir Jeylaani ee magaalada Baqdaad. Ra’iisul…
Mas’uuliyiinta Reer Falastiin ayaa sheegay in duqeyn cirka ah oo ay Israa’iil ka geysatay koonfurta Marinka Gaza ay ku dishay ugu yaraan…
Madaxweyne Biden oo martigelinaya shir-madaxeedka shan iyo toddobaatan-guuradii NATO oo Washington ka dhacaya ayaa u sheegay hoggaamiyeyaasha ka qayb galaya in ururku…
Garowe (PP News Desk) — The Office of the Auditor General of Puntland State of Somalia has issued an ultimatum to former…
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa magaalada Kismaayo ku qaabilay taliyaha hawlgallada gaarka ah ee wadajirka ah ee bariga Afrika…