Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Anthony Blinken ”hadafka guud ee u dhexeeya Israa’iil iyo Mareykanka waa in laga adkaado Xamaas”

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa sheegtay in xoghaye Anthony Blinken mar uu la hadlay wasiirka difaaca Israa’iil, uu carabka… Sii akhri

Posted on May 13, 2024May 13, 2024 by News Office

Madaxweynaha Ruushka oo xilka ka qaaday wasiirka difaaca Sergei shoigu

Posted on May 13, 2024May 13, 2024 by News Office

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa xilka ka qaaday saaxiibkiisa muddada dheeraa ee wasiirka difaaca Sergei Shoigu oo xilkaa hayay tan… Sii akhri

Qoorqoor oo la kulmay wakiilka QM ee Soomaaliya

Posted on May 12, 2024May 12, 2024 by News Office

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Dhuusamareeb ku qaabiley wakiilka xoghayaha Qarammada Midoobe u qaabilsan Soomaaliya marwo Catriona Lainga oo… Sii akhri

Ciidamada badda Yurub oo qabtay koox looga shakisan yahay burcad-badeed Soomaali ah

Posted on May 12, 2024May 12, 2024 by News Office

Ciidamada badda Yurub ayaa lix qof oo burcad-badeednimo looga shakisan yahay xiray shalay kadib markii ay rasaas ku fureen markab… Sii akhri

Maxaa looga hadlay kulankii Madaxweyne Deni iyo reer Nugaaleed?

Posted on May 11, 2024May 12, 2024 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta beer ku taalla deegaanka 22-aad ee duleedka bari Garowe kulan kula qaatay qaar… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la yeeshay ergayga Mareykanka ee geeska Africa

Posted on May 11, 2024May 11, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay ergeyga gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Geeska Afrika,… Sii akhri

Madaxweyne Xasan “doorasho qof iyo cod ah ayaan ballanqaadnay, waana hirgalinayaa”

Posted on May 11, 2024May 11, 2024 by News Office

Madaxweynaha Dawladda Federalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo shalay oo jimce ahayd khudbad ka jeediyey masjidka isbahaysiga ee magaalada Muqdisho… Sii akhri

Dawladda federaalka oo wax ka badashay go’aankii ay ku dalbatay in la xiro xafiiska UNSOM

Posted on May 11, 2024May 11, 2024 by News Office

Dawladda federaalka Soomaaliya ayaa wax ka badashay go’aankii ay ku dalbatay in la xiro lana soo gabagabeeyo howlgalka Qaramada Midoobay… Sii akhri

Imaaraadka oo dhaleeceeyey hadal ka soo yeeray Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil

Posted on May 11, 2024May 11, 2024 by News Office

Imaaraadka Carabta ayaa dhalleeceeyay hadalladii dhawaan ka soo yeeray Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu oo Imaaraadka u soo jeediyay inuu… Sii akhri

Amiirka Kuwait oo kala diray Baarlamaanka lana wareegay awooda

Posted on May 10, 2024May 11, 2024 by News Office

Amiirka Kuwait Mishal Al-Sabah ayaa hadal ka jeediyay telefishinka Kuwait, isagoo ka hadlay go’aanka uu ku kala diray Baarlamaanka oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close