Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay Is Afgarad ku saabsan Arrimaha La-dagaallanka Musuq Maasuqa
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa lagu ansixiyey wax ka beddelka Sharciga Maareynta Qandaraasyada iyo Heshiis…