Sirdoonka Turkiga oo hore u fashiliyay isku dilay lagu dili rabay Ismaaciil Haniya
Hay’adda sirdoonka Turkiga ee MiT ayaa la sheegay inay ka hortageen labo iskuday oo hore oo lagu doonayay in lagu dilo madaxii…
Open this website in Safari first.
Hay’adda sirdoonka Turkiga ee MiT ayaa la sheegay inay ka hortageen labo iskuday oo hore oo lagu doonayay in lagu dilo madaxii…
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya Cabdillaahi Cali Xirsi (Tima-cadde) ayaa sheegay in Khaatumo iyo Maakhir aysan midna…
Roobab mahiigaan ah oo ka da’ay waqooyiga Suudaan ayaa sababay dhimashada 17 qof, sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiinta caafimaadka dalkaasi. Khasaaraha ka dhashay…
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Mudane, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay yeeshay shir deg-deg ah oo looga…
Madaxweyne Siciid Deni ayaa markii u horraysay si faahfaahsan uga hadlay go’aankii xukuumaddiisu degaannada Puntland kaga joojisay isticmaalka shilin Soomaaliga. Madaxweyne Deni…
Dowladda Masar ayaa mar kale ku celisay mawqifkeeda ku aaddan ilaalinta midnimada dhuleed iyo madax-bannaanida Soomaaliya. Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Masar Badr…
Dhul go’ ka dhashay roobab mahiigaan ah oo ka da’ay deegaanka Wolaita ee koonfurta dalka Ethiopia ayay ku dhinteen ugu 13 qof.…
Israa’iil ayaa dib u celisay maydadka in ka badan 80 Falastiiniyiin ah oo lagu ay ku dishay weerarada milatari ee ay ka…
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran (NCC) ayaa lagu wadaa in uu dhawaan ka qabsoomo magaalada Kismaayo, kadib codsi ka yimid Madaxweynaha Jubbaland. Shirkan…
Xoghayaha Golaha Ammaanka Ruushka, Sergei Shoigu ayaa maanta gaaray caasimadda Iran ee Tehran, halkaa oo la sheegay inuu kula kulmayo madaxda sare…