Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo booqday Masaajidka Shiikh Cabdulqaadir Jeylaani ee magaalada Baqdaad

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqday Masaajidka taariikhiga ah ee Shiikh Cabdulqaadir Jeylaani ee magaalada… Sii akhri

Posted on July 10, 2024 by News Office

Israa’iil oo in ka badan 30 rayid ah ku dishay Marinka Gaza

Posted on July 10, 2024July 10, 2024 by News Office

Mas’uuliyiinta Reer Falastiin ayaa sheegay in duqeyn cirka ah oo ay Israa’iil ka geysatay koonfurta Marinka Gaza ay ku dishay… Sii akhri

Isbahaysiga NATO oo hub iyo saanad ciidan siinaya dalka Ukraine

Posted on July 10, 2024July 10, 2024 by News Office

Madaxweyne Biden oo martigelinaya shir-madaxeedka shan iyo toddobaatan-guuradii NATO oo Washington ka dhacaya ayaa u sheegay hoggaamiyeyaasha ka qayb galaya… Sii akhri

Puntland Auditor General Issues Ultimatum to Former Officials Over Missing Government Vehicles

Posted on July 9, 2024July 9, 2024 by cph

Garowe (PP News Desk) — The Office of the Auditor General of Puntland State of Somalia has issued an ultimatum… Sii akhri

Kismaayo: Axmed Madoobe oo la kulmay Kornayl David Haskell

Posted on July 9, 2024July 9, 2024 by Desk

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa magaalada Kismaayo ku qaabilay taliyaha hawlgallada gaarka ah ee wadajirka ah ee… Sii akhri

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Eritrea oo Shir gaar ah ku yeeshay magaalada Asmara

Posted on July 9, 2024 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan waddanka Eritrea ayaa shir gaar ah la yeeshay Madaxweynaha dalkaasi Asaias Afwerki.… Sii akhri

Itoobiya oo khatar ka dhan ah Amnigooda Qaran u aqoonsaday cid kasta oo diidan Is-afgaradkii Badda

Posted on July 9, 2024 by News Office

Dowladda Itoobiya ayaa u aqoonsatay khatar ka dhan ah Amnigooda Qaranka cid kasta oo ka hortimaada doonistooda marin biyoodka badda… Sii akhri

Guddoomiye Aadan Madoobe oo lagu cadaadinayo in uu Baarlamaanka ka madax-banneeyo Villa Somalia

Posted on July 9, 2024July 9, 2024 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa wajahaya cadaadis xooggan oo kaga imaanaya Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka kuwaasi oo… Sii akhri

Soomaaliya iyo Mareykanka oo iska kaashanaya dhinaca Amniga Garoomada iyo Duullimaadyada

Posted on July 9, 2024July 9, 2024 by News Office

Maamulka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle ayaa maanta la kulmay mas’uuliyiin ka socota hay’adda TSA oo Mareykanka u qaabbilsan Amniga Garoomada.… Sii akhri

Xildhibaan mudda dheer ka tirsanaa Baarlamaanka Puntland oo ku geeriyooday magaalada Laascaanood

Posted on July 9, 2024July 9, 2024 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL, Mudane Cabdrisaaq Axmed Siciid ayaa tacsi u diray ehelada, qaraabada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed gaar… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close