Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Joe Biden oo ku dhawaaqay in uu isaga haray tartanka doorashada Madaxweynaha Maraykanka

Madaxweyne Joe Biden ayaa ku dhawaaqay in aanu mar kale u tartami doonin xilka madaxweynaha Mareykanka, isaga oo soo afjaray… Sii akhri

Posted on July 22, 2024 by News Office

Diyaaradaha nukliyeerka xambaara ee Maraykanka oo markii u horraysay ku duulay hawada Finland

Posted on July 22, 2024July 22, 2024 by News Office

Labo ka mid ah diyaaradaha ciidanka cirka Mareykanka ee nukliyeerka xambaaraha ee B-52H ayaa markii u horreysay maanta ku duulay… Sii akhri

Guddiga doorashooyinka Puntland oo shaaciyay xogta tirada guud ee kaararka cod-bixinta doorashada

Posted on July 21, 2024July 21, 2024 by News Office

Guddiga doorashooyinka Puntland ee PEC ayaa si rasmi ah u shaaciyay xogta tirada guud ee kaararka cod-bixinta doorashada saddexda degmo.… Sii akhri

Booliska Puntland oo qabtay rag ku eedaysan in weerar iyo dhac ka geysteen magaalada Boosaaso

Posted on July 21, 2024July 21, 2024 by News Office

Taliska Ciidanka Booliska Puntland ayaa shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen rag ku eedaysan dhac iyo boob lagu sameeyay xarun… Sii akhri

Go’aanno laga soo saaray dhammaystirka Nabadaynta Beelihii ku dagaallamay Galbeedka Gobolka Mudug

Posted on July 21, 2024 by News Office

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamullada Puntland iyo Galmudug, oo ay weheliyaan Odayaasha Dhaqanka labada Beelood ee Sacad iyo Leelkase ayaa soo… Sii akhri

Guddiga doorashada iyo xisbiyada Siyaasadda Puntland oo xalay shir ka yeeshay arrimaha doorashada

Posted on July 21, 2024 by News Office

Guddiga doorashooyinka Puntland ee PEC ayaa xalay xarunta guddiga kula shiray madaxda xisbiyada siyaasadd Puntland, oo walaac ka qaba hufnaan… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo Dhabancad iyo Carshe u magacaabay Wakiilada Arrimaha Siyaasadda iyo Ganacsiga ee Puntland

Posted on July 21, 2024 by News Office

Madaxweyne Siciid Deni ayaa xalay u magacaabay Wasiirkii hore ee Maaliyadda Puntland Maxamed  Cabdiraxmaan Dhabancad in uu noqdo Wakiilka Arrimaha… Sii akhri

Xuutiyiinta Yemen oo si deg deg ah uga jawaabay weerarkii Israa’iil ee Xudeyda

Posted on July 21, 2024July 21, 2024 by News Office

Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa si deg deg ah uga jawaabay weerarradii ay Israa’iil ka geysatay magaalada Xudeyda, kaddib markii weerareen… Sii akhri

Israa’iil oo duqaysay magaalada Xudeyda ee dalka Yemen

Posted on July 21, 2024July 21, 2024 by News Office

Ugu yaraan 3 qof ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay 87 kalana ku dhaawacmeen, kaddib marki ay diyaaradaha dagaalka ee… Sii akhri

Xisbiyada siyaasadda Puntland oo walaac ka muujiyay hufnaan la’aanta doorashada saddexda degmo

Posted on July 20, 2024 by News Office

Lix kamid ah xisbiyada siyaasadda Puntland oo maanta shir ku yeeshay magaalada Garoowe ayaa walaac ka muujiyay hufnaan la’aanta doorashada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close