Wararkii u danbeeyay ee Marinka Gaza iyo Israa’iil oo sii wada duqeymaha
Falastiiniyiinta hadba dhinac ugu barakacayo Marinka Gaza ayaa isugu tagay dhinaca xeebta, xilli ay ciidamada Isra’ul sii wadaan dagaalka iyo duqeymaha Gaza…
Open this website in Safari first.
Falastiiniyiinta hadba dhinac ugu barakacayo Marinka Gaza ayaa isugu tagay dhinaca xeebta, xilli ay ciidamada Isra’ul sii wadaan dagaalka iyo duqeymaha Gaza…
Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa maanta xarunta madaxtooyadda Kenya ka daahfuray ololaha ay Kenya ku raadinayso jagada guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika oo…
Taliyaha guud ee ciidanka militariga Itoobiya, Jeneral Birhanu Jula Gelalcha ayaa booqasho rasmi ah ku jooga dalka Morocco, halkaasi oo uu kula…
Ciidamada Israa’iil oo ku hubaysan taangiyada dagaalka ayaa Qaramada midoobey ku qasbay in ay hakiyaan howlihii gargaarka ee ay ka wadeen Deir…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay xabsiyada dalka Suudaan gaar ahaan, magaalada Portsudan ka soo dayeen 31 dhalinyaro Soomaaliyeed oo muddo ku…
Dowladda Puntland ayaa shaacisay in ay MA-GEFE u aqoonsatay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud kadib markii uu xannibay dhammaan Mashaariicdii laga fulin…
Ruushka ayaa duqeymo ku garaacay inta badan magaalooyinka Ukraine, isaga oo weerarkaasi cirka ahaa u adeegsaday tiro badan oo gantaallo ah iyo…
Ciidamada Amniga dowladda Puntland ayaa laga soo xigtay in ay gacanta ku dhigeen 5 diyaaradood oo nooca Drones-ka loo yaqaan ah islamarkaana…
Taliska Ciidanka Ilaalada Waddooyinka Puntland ayaa shaaciyay warbixin ku saabsan khasaaraha shilalkii dhacay lix-dii bilood ee la soo dhaafay. In ka badan…
Ciidanka Booliska Gobolka Nugaal ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen 7 nin oo ku eedaysan in ay ka tirsan yihiin kooxaha…