Dowladda Soomaaliya oo soo jeedisay in laba loo kordhiyo xafiiska Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya
Dowlada Federaalka Soomaaliya oo Warqad u dirtay Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ayaa soo jeedisay in mudda laba sano ah loo kordhiyo…
Open this website in Safari first.
Dowlada Federaalka Soomaaliya oo Warqad u dirtay Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ayaa soo jeedisay in mudda laba sano ah loo kordhiyo…
Dowladda Jabuuti ayaa markii u horraysay soo bandhigtay tallaabo xal u noqon karta khilaafka Soomaaliya iyo Itoobiya ee ka dhashay heshiiskii badda…
Somaliland ayaa si adag uga hortimid taageerada milliteri ee ay dowladda Masar u fidisay Soomaaliya, oo ay ku tilmaantay mid halis ku…
Bolstered by regional proxies, Horn of Africa nations are back to saber-rattling. The risk of renewed conflict in the region has increased…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa sida wararku sheegayaan amar ku bixiyay in hawlgal hub ka dhigis…
Nin hubaysan ayaa lagu soo warramaya in uu weerar ku qaaday masjid ay ku cibaadaystaan Soomaalida Maraykanka oo ku yaalla magaalada Minneapolis…
Xiisad colaadeed ayaa weli laga dareemaya magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag. Xiisadda ayaa ka sii dartay kadib markii xalay halkaasi lagu…
20 Askari oo ka tirsan ciidamada Israa’iil ayaa diidday in ay dib ugu laabtaan dagaalka marinka Gaza, sababo la xiriira xaaladda ay…
Laascaanood (Warbixin) — Inkastoo hal sano ay ka soo wareegtay markii Cabdiqaadir Aw Cali (Firdhiye) loo doortay hoggaamiyaha maamulka ku meelgaarka ah…
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo…