Puntland: Duqii degmada Gaalkacyo Xasan Jidka oo saaka xilkii iska casilay
Duqa degmada Gaalkacyo Xasan Maxamed Jaamac (Xasan Jidka) ayaa saaka si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu iska casilay Xilkaasi. Guddoomiye Xasan…
Open this website in Safari first.
Duqa degmada Gaalkacyo Xasan Maxamed Jaamac (Xasan Jidka) ayaa saaka si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu iska casilay Xilkaasi. Guddoomiye Xasan…
Dowladda Turkiga ayaa shaacisay hannaan cusub oo ay u wajahayso wada-hadallada ay ku dhex-dhexaadineyso Soomaaliya iyo Itoobiya kadib markii uu fashilmay wareeggii…
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor oo safar ku maraya qaaradda Yurub ayaa xalay lagu soo dhaweeyay magaalada Gothenburg ee dalka…
Turkiga ayaa qorshaynaya in uu Soomaaliya ka hirgeliyo Saldhig Dayax-gacmeed oo uu ku sameeyo tijaabooyin ay kamid yihiin in uu ka gano…
Aalado ay ku jiraan raadiyaasha ama fooneeyayaasha gacanta oo ay xubnaha ururka Xisbullah iskula xiriirayeen, ayaa ku qarxay meelo badan oo ka…
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo caawa kulan isugu yimid, ayaa lagu ansixiyey soo-jeedinta Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Xiriirka Caalamiga ah ee…
Madaxweynaha cusub ee Iran, Masoud Pezeshkian, ayaa u magacaabay xubin ka tirsan dadka laga tirada badan yahay ee Muslimiinta Sunniga ah, inuu…
Duullimaadyada garoonka diyaaradaha Boosaaso oo dhawaan jaah-wareer galay kadib digniin ka soo baxday Ciidamada PSF ayaa hadda caadi ku soo laabtay. Diyaaradaha…
Shirkadda Gold Apollo oo laga leeyahay Taiwan ayaa maanta sheegay in nidaamka isgaarsiinta Xisbullah ee pagers oo shalay la qarxiyay in aysan…
Maxkamadda Sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xukun kama danbays ah ka soo saartay kiiska xukmane Sayid-Cali Macallin Da’uud oo lagu helay…