Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dastuurka cusub ee Soomaaliya oo la ansixiyay

Xildhibaanada iyo senatorrada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah oo yeesheen ku ansixiyey wax ka… Sii akhri

Posted on March 4, 2026March 4, 2026 by Desk

Puntland oo ku eedeeysay Federaalka weerar iyo afduub

Posted on March 4, 2026 by Desk

Puntland ayaa sheegtay in dowladda Federaalka Soomaaliya weerar ku qaaday xildhibaannada ku metela labada aqal ee diidan wax ka baddelka… Sii akhri

Wasiiro ka tirsan dowladda Federaalka oo iscasilay

Posted on March 4, 2026March 4, 2026 by Desk

Wasiiru-dowlihii shaqada & arrimaha bulshada xildhibaan Caynaanshe Yuusuf Xuseen iyo wasiiru-dowlaha baatroolka & macdanta xildhibaan Ismaaciil Shire Buraale ayaa xalay… Sii akhri

Puntland: Burcad-badeed madax-furasho u qaatay $1.2 milyan

Posted on March 3, 2026March 4, 2026 by Desk

Kooxdii burcad-badeeda ee haysatay markabka kalluumeysiga Liao Dong Yu 578 oo laga lahaa wadanka Shiinaha ayaa madax furasho loo siiyay… Sii akhri

Farmaajo oo la kulmay safiirka Turkiga

Posted on March 3, 2026March 3, 2026 by Desk

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta la kulmay safiirka dowladda Turkiga u fadhiya Muqdisho, Alper Aktaş. Labada… Sii akhri

Bannaanbaxyo roob doon ah oo maanta ka qabsoomay Puntland

Posted on March 3, 2026March 3, 2026 by Desk

Waxaa maanta guud ahaan gobollada Puntland lagu qabtay isu soo baxyo roob doon ah oo alle looga baryay in uu… Sii akhri

Hadalladii laga jeediyay shirkii Puntland iyo xildhibaannada Federaalka

Posted on March 3, 2026March 3, 2026 by Desk

Puntland oo shir wadatashi ah la yeelatay xildhibaanada ku matala Federaalka

Posted on March 2, 2026March 3, 2026 by Desk

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa guddoomiyey shirka wadatashiga ah oo ay yeesheen Puntland iyo xildhibaannada Puntland ku metela labada… Sii akhri

Villa Somalia: Waa gardarro duqeymaha Iiraan ee Qatar iyo Urdun

Posted on March 2, 2026March 2, 2026 by Desk

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhanka telefoonka kula hadlay Boqorka Urdun Boqor Cabdalla binu Al-Xuseen iyo Amiirka dowladda Qatar… Sii akhri

A Questionable War of Choice

Posted on March 2, 2026March 2, 2026

The United States launched a major armed attack on Iran Saturday, striking military and political targets throughout the country. What… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close