Musharax Abshir Xasan oo hambalyo u direy Prof JAWAARI
Musharax Abshir Xasan Abshir oo u tartami doona Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ugu hambalyeeyay guusha uu ka gaarey doorashadii maanta ka qabsoontay Muqdisho…
Open this website in Safari first.
Musharax Abshir Xasan Abshir oo u tartami doona Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ugu hambalyeeyay guusha uu ka gaarey doorashadii maanta ka qabsoontay Muqdisho…
Waxaa soo gaba-gabowday doorashada Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya, Waxaana ku guulaystay Xildhibaan Maxamed Shiikh Cismaan (Jawaari) oo helay codadka ugu badan ee Xildhibaanada…
Wararka PUNTLAND POST ka helayso magaalada Kampala ee caasimada dalka Ugandha ayaa sheegaya inay ku kulmi doonaan halkaas Musharax Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed…
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa saakay waxaa xiran isku socdoka gaadiidka iyo dadka wadooyinka muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho. Ciidamo katirsan…
Xarunta Golaha Shacabka ee magaala Muqdisho ayaa waxaa goordhow ka dhaceysa doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya. Doorashadaan oo ah mid xasaasi ah ayaa…
Madaxweynaha Dawladda puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kormeeray ciidamada Dawladda Puntland ee howlgallada ka fuliyey degmada Qandala islamarkaana gacanta ku…
Bosaaso(Puntland Post)-Sida ay warbaahinta Puntland Post u xaqiijiyeen illo ka ag dhaw Madaxtooyada Puntland, waxaa lagu wadaa socdaal dheer oo uu Madaxweynaha…
Safar qaatay dhawr saacadood oo ay Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigiisu ku sii jireen xeebta u dhexaysa…
Axmed Xusseen oo ah Soomaaligii ugu horeeyey oo kamid noqda Baarlamaanka Dalka Canada ayaa loo magacaabay Wasiirka Socdaalka, qaxootiga iyo jinsiyadaha Dalka…
QANDALA [PUNTLAND POS]Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Booqasho Ku Tagay Degmada Qanadal ee Gobalka Bari waxan socdaalka madaxweyne Gaas…