Video article Aargudasho mise Isbedel Siyaasadeed !!
Shiikhu wuxuu u raacaa labadooda magac micnaha darajada ay ka gaareen diinta Aabayaashood, Afguriga ay ku wada hadlaan, Halka Aftahinimo sareysa tahay…
Open this website in Safari first.
Shiikhu wuxuu u raacaa labadooda magac micnaha darajada ay ka gaareen diinta Aabayaashood, Afguriga ay ku wada hadlaan, Halka Aftahinimo sareysa tahay…
Wasaarada Deegaanka, Daaqa, Dalxiiska iyo Duurjoogta Puntland oo kaa shanaysa hay’ada Care international ayaa maanta magaalada Garowe tababar Sadex cisho socday u…
Cabdixabiib Yaasiin Warsame oo wax ka dhiga Jaamacadd ku taala dalka Maraykanka ahna falanqeeye arrimaha siyaasadda Soomaaliya oo wareysi siiyay barnaamijka Dareenka…
Wararka aynu ka heleeno Deeganada miir-taqwo iyo Biya cade ee Degmada Mahadaay ayaa sheegaya in wado isku xerta deegaanadaasi ay miino kula…
Wararka inaga soo gaaraya Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in xalay Duleedka Degmadaasi ay ka dhaceen Duqeymo…
Muuqaal Baraha Bulshada lasoo galiyay, ayaa laga daawaday askari Ugandes ah oo nin bastoolad wada uu xabado kaga dhufanayo wadnaha iyo madaxa.…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” iyo Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Mudane C/weli Sheekh…
Madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa maanta si rasmi ah u noqdoona madaxweynaha 45-aad ee Mareykanka, kadib marka uu xilka…
Xarakada Al Shabaab oo saqdii dhexe ee xalay weerar ballaaran ku qaaday Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose, ayaa waxaa la soo…
Lix maxaabiis oo lagu hayay xabsiga saldhiga Booliska ee Gaarisa ayaa baxsaday kadib markii ay ka boodeen darbiga dambe ee xabsiga.Lixda maxaabiis…