Sarkaal Katirsan Dowlada Soomaaliya oo Muqdisho lagu qarxiyay
Sarkal ka tirsan Wasaarada arimaha Gudaha ee Dowladda Soomaaliya ayaa ka badbaaday Qarax loogu xiray Gaarigiisa oo ka dhacay Wadada Shaqaalaha ee…
Open this website in Safari first.
Sarkal ka tirsan Wasaarada arimaha Gudaha ee Dowladda Soomaaliya ayaa ka badbaaday Qarax loogu xiray Gaarigiisa oo ka dhacay Wadada Shaqaalaha ee…
Wasiirka Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Dowlada Puntland Dr Aniso Cabdulqaadir Xaaji Muumin oo maanta shir jaraa,iid ku qabatay magaalada Gaalkacyo ayaa…
Hay’adda Dhaqaatiirta aan xuduuda lahayn ee loo yaqaan MSF, ayaa adeegyadii caafimaad dib uga bilaabaysa dalka Somalia gaar ahaan Puntland, kadib hishiis…
Mandheera[Puntland Post]Koox Hubeysan oo ka tirsan Ururka Al-shabaab ayaa Xalay Weerar ku qaaday Saldhigga Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya halkaasi…
Bosaso-[Puntland Post] Magaalada Boosaso ee xarunta gobalka Bari waxa kulan ku yeeshay Maamulka gobalka Bari,kan Degmada Boosaso, iyo xubno matalayey Ganacsatada Puntland…
Xildhibaan Abshir Maxamed Bukhaari ayaa ku guuleeystay Gudoomiye ku Xigeenka 1-aad Ee Baarlamaanka Aqalka Sare ee dalka Soomaaliya. Abshir Bukhaari iyo Xildhibaan…
Waxaa Magaalada MuqdishO Ee Caasimada Soomaaliya ka socota Doorashada Gudoomiye ku Xigeenka 1-aad Ee Xubnaha Aqalka sare ee Dalka. Waxaa iminka soo idlaaday wareegii…
Xildhibaan Abdi Xaashi Cabdullahi oo kasoo jeeda Gobolada Woqooyi ee Maamulka Somaliland ayaa goordhaweyd ku guuleystay Xilka Gudoomiyaha Aqalka sare ee dalka,…
Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ku waramaya in Xalay Rag hubeysan ay Bambo Gacmeed ku weerareen Hoyga Taliyihii Ciidamada Booliska…