Dowlada Soomaaliya oo hakisay howlihii garoonka Diyaaradaha Muqdisho
War kooban oo ka soo baxay wasaarada Duulista hawada sare ee xukuumada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in la hakiyay howlihii garoonka Muqdisho…
Open this website in Safari first.
War kooban oo ka soo baxay wasaarada Duulista hawada sare ee xukuumada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in la hakiyay howlihii garoonka Muqdisho…
Machadka horumarinta cilmi baarista Soomaaliyeed ee SIDRA ayaa maalintii la qabtay tababar ku saabsan hogaaminta wanaagsan , waxaana tababarkaan labaad loo qabtay…
Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug ayaa ku waramaya in dagaal culus uu goordhow ka qarxay deegaanka Camaara ee Gobolkaas, kaasi oo u dhaxeeya…
Cabdiraxmaan Maxamed Faroole oo katirsan Aqalka sare ee barlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo siyaasi Cali Xaaji Warsame ayaa maanta ku soo wajan magaalada…
Dooni u rarneyd Ganacsato ka soo jeeda deegaanada Galmudug oo ka soo Shiraactay dalka Imaaraadka ayaa ku Degtay Badweynta Hiinyada . wararka…
Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jon Un, walaalkiis ka weyn oo lagu magacaabo Kim Jon Nam ayaa lagu dilay dalka Malaysia, ka dib…
Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta magaalada Muqdiaho kula kulmay wafti ka socday dowlada Masar. Waftiga oo uu hogaaminayey…
Bosaso-[Puntland Post] Rabbi ha u naxariistee waxaa maanta oo Talaado ah Aas qaran loogu sameeyey garoonka diyaaradaha ee Bosaso marxuum Jen. Maxamuud…
Wasiirka Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Dowlada Puntland Drs Aniso Cabdulqaadir Xaaji Muumin ayaa maanta kulan la qaadatay hay,addaha ka shaqeeya daryeelka…
Hawl oo dhan hadday kow tahay, waa dhab inay siday ahayd ama laga rabay Xil-DHibaannada Soomaaliyeed codkoodii iyagoo madax banaan ilaa iyo…