Category: Warka
Video article Doonyo Jariif ah oo lagu qabtay Degmada Eyl Gobolka Nugaal
Waxaa la keenay xeebta magaalada Badeey labo doonyood oo si sharci daro ah uga kaluumaysanaya xeebta Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal ka…
Wasaarada Caafimaadka Puntland oo dad u tababareysa Cudurka Shubanka
Wasaaradda Caafimaadka Dowlada Puntland ayaa maanta tababar u qabatay dhakhaatiir iyo Isku duwayaasha caafimaadka ee Gobolladda, Waxaana furay tababarkaan Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka…
Jaaliyada Puntland ee Australia oo Deeq Lacageed soo gaarsiisay Guddiga Gurmadka Abaaraha
Guddiga gurmadka abaaraha Puntland ee culumadda ayaa aad ugu mahad celiyey Jaaliyadda Puntland ee dalka Australia oo lacag gaaraysa toddobo kun oo…
Madaxweynaha Puntland oo xafiiskiisa ku Qaabilay Wefti ka Socdey Bangiga Aduunka
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 27 March 2017 Xafiiskiisa Madaxtooyada Garoowe kulan kula qaatay wefti ka socdey…
Video article Guddiga Gurmadka Abaaraha oo Soo Bandhigay Liiska Lacagaha Soo Gaaray
Guddiga gurmadka abaarahaa Puntland ayaa magaalada ku soo bandhigay Liiska magacyada shirkadaha iyo dadweynaha Soomaaliyeed oo lacag ka badan 150 kun dollar…
Madaxweyne Farmaajo oo Xilka ka qaadaya Taliyaha Nabadsugida Soomaaliya
Ilo xog ogaal ah ayaa PUNTLAND POST u sheegay in Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) uu dhawaan qaadi doono talaabo uu…
Kenya oo Sheegtay in ay Dishay 31- Al-shabaab ah qabatay Walxaha qarxa
Ciidamada dowlada Kenya ayaa sheegay in ay dagaal ku dileen dagaalyano ka tirsan xarakada Al-shaaab kadib weerar ay ku qaadeen fariisin xarakada…
Madaxweyne Farmaajo oo Baarlamaanka ka codsaday in ay ansixiyaan Golaha Wasiirada
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamaed C/laahi Maxamed Faramaajo ayaa mar kale ka dalbaday Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaliya in ay codka kalsoonida siiyaan xukuumadda cusub ee…
Labo Haween oo Walaalo ahaa oo Daad ku qaatay Magaalada Hargeysa
Maamulka Magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa Faahfaahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay roobabka gu’ga oo meelo badan oo Somaliland ah ka curtay.…