Category Warka
Dhowr ka tirsan Al-shabaab oo ku dhintay duqayn Maraykanku ka fuliyey Soomaaliya.
Militariga Maraykanka ayaa sheegay in dhowr ka tirsan Al-shabaab lagu dilay weerar ay diyaaradahooda aan duuliyaha lahayn ka fuliyeen Somaliya,iyadoo… Sii akhri
Ciidamada Somaliland oo Xir-xiray Kooxo la sheegay inay Qorsheynayeen Falal Amni-daro
Hargeysa (PP) ─ Wararka naga soo gaaraya Magaalada Hargeysa oo ah xarunta maamulka Somaliland, ayaa sheegaya in ciidamada ammanka ay… Sii akhri
Farmaajo oo xalay la kulmay Xildhibaanadii sheegay inay xilka ka qaadeen Madaxweyne Xaaf
Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay kulan gaar ah la yeeshay in ka badan 50-xildhibaan oo… Sii akhri
BBC-da oo Murashaxiinta Saddexda Xisbi ee Somaliland u Qabatay Dood Xasaasi [DAAWO]
Hargeysa (PP) ─ Idaacadda BBC-da laanta afka Soomaaliga ayaa shalay u qabtay dood kulul musharraxiinta doorashada madaxweyneha ee saddexda xisbi… Sii akhri
Saad al-Hariri” Hezbollah iyo Iran ayaa af-duubtay Lebanon”.
Mas’uuliyiin sare oo ka tirsan Xukuumadda Lebanon iyo Xisbiga Lebanon’s Future Movement party ayaa Boqortooyada Sacuudiga ka dalbaday in si… Sii akhri
Wasaarada Deegaanka Puntland oo biyo-xireenkii 2aad ka dhisaysa G.Karkaar
Madaxda Wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska Dowladda Puntland oo uu wehliyo maamulka Gobolka Karkaar,Gudoomiyaha Degmada Rako raaxo, Cuqaal, iyo Waxgarad… Sii akhri
Xarunta The City Center Youth oo dood cilmiyeed ku qabatey Garowe
Dood cilmiyeed ku saabsan dhiirigalinta dhalinyaradda iyo sidey ku gaari lahaayeen yoolkooda ayaa lagu qabtey galabta magaalada Garowe, waxaana soo… Sii akhri
AMISOM oo joojisay Shaqooyinkii ka socday Xalane iyo Amarro ay soo saartay [AKHRISO]
Muqdisho (PP) ─ Taliska AMISOM ayaa joojiyay muddo shan maalmood ah dhammaan shaqooyinkii iyo dhaqdhaqaaqyadii ka socday Xalane ee xarun… Sii akhri
DANJIER KEATING: Madaxda Qaranka waa inay Hirgaliyaan Heshiiskii lagu saxiixay Muqdisho
Muqdisho (PP) ─ Ergayga Qaramada Midoobey ee Somalia Michael Keating, ayaa ka hadlay rajadooda ku aaddan in la dhaqan-galiyo heshiiskii… Sii akhri