Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Taariikh Nololeedka Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Kooban

Hargeysa (PP) ─ Madaxweynaha Cusub ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo ku guuleystay doorashadii madaxnimo ee 13-kii bishan ka dhacday… Sii akhri

Posted on November 21, 2017November 21, 2017 by PP-Muqdisho

Mareyanka oo kordhiyay Ciidanka kaga sugan Soomaaliya iyo Hawl-galada ay Fulinayaan

Posted on November 21, 2017November 21, 2017 by PP-Muqdisho

Washington (PP) ─ Dowladda Mareykanka ayaa kordhisay ciidanka ka jooga Somalia ee dagaalka kula jira Kooxda Al-shabaab iyo Ururka Daacish… Sii akhri

Muuse Biixi Cabdi oo ku guulaystay Madaxweynaha Somaliland

Posted on November 21, 2017November 22, 2017 by News Office

Xisbiga Kulmiye ayaa markale ku guulaystay talada Somaliland,kadib doorashadii madaxtinimo la qabtay 13 bishaan Nov,waxaana madaxweyne loo doortay Muuse Biixi… Sii akhri

Daawo : Hooyo Dhibaateysan Oo Muslimiinta U baaqday

Posted on November 21, 2017November 21, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post]-Hooyo Raaqiyo Cabdilahi Ibraahim Cali  waa hooyo soomaliyed oo ku nool Magaalada Bosaso  waxa ay la dhibatoonaysaa wiil ay… Sii akhri

Toos u daawo: Guddiga doorashada Somaliland oo haatan shaaciyanaya Natiijada Rasmiga ah

Posted on November 21, 2017November 21, 2017 by News Office

Munaasabad ballaaran oo haatan ka socota Xarunta guddiga doorashada Somaliland ee magaalada Hargeysa ayaa looga dhawaaqayaa natiijada rasmiga ah ee… Sii akhri

Natiijada rasmiga ah ee Doorashada Somaliland.

Posted on November 21, 2017November 21, 2017 by News Office

Guddiga doorashada Somaliland ayaa go’aamiyey in natiijada si rasmi ah loogu dhawaaqo Galabta 3:00PM oo haatan wakhti kooban ka dhimanyahay,sida… Sii akhri

Cabdulaahi Maxamed Barre oo loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Karkaar

Posted on November 21, 2017November 21, 2017 by Liban Yusuf

Digreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu magcaabay Guddoomiyaha Gobolka Karkaar ee Puntland.… Sii akhri

Natiijada Doorashada Somaliand oo goordhow lagu dhawaaqayo

Posted on November 21, 2017November 21, 2017 by Cowke

Wararka Puntland Post ay ka heleeyso Magaalada Hargeysa ayaa waxa ay sheegayaan in goordhow lagu dhawaaqi doono Natiijada doorashada Somaliland.… Sii akhri

Farmaajo iyo Maxamed Bin Zayed oo ka wada hadlay Xiriirka Soomaaliya iyo UAE

Posted on November 21, 2017November 21, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho labo cisho ah ku jooga dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa… Sii akhri

Somalia:- Dadka laaya Ugaadha oo la habaarey

Posted on November 21, 2017November 21, 2017 by Dhiirane

Tani waa fariin warbaahinta PUNTLAND POST kasoo gudbinayso mid ka mid ah cuqaasha  Gobolka Nugaal ee ku hawlan ilaalinta deegaanka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close