Madaxweynaha Puntland iyo Danjiraha Dalka Jarmalka ee Soomaaliya oo Muqdisho ku kulmay
Mdaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa 04 December 2017 kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho safiirka dalka Jarmalka ee Soomaaliya…
Open this website in Safari first.
Mdaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa 04 December 2017 kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho safiirka dalka Jarmalka ee Soomaaliya…
Baydhabo (PP) ─ Afhayeenkii hore ee Al-shabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Cali [Abu-Mansuur], ayaa sheegay inuusan Dowladda federalka Somalia isku soo dhiiibin, laakiinse…
Delhi (PP) ─ Shashi Kapoor oo ahaa jilaa iyo soo saare ka tirsanaa Bollywood ayaa ku dhintay hindiya wuxuuna ahaa 79 sano…
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii uu hogaaminayey ayaa maanta 04 December 2017 magaalada Muqdisho kaga qayb galay…
Wasaaradda maaliyada Dawlada Puntland ayaa horgeysay golaha wakiilada miisaaniyada cusub ee ay Dawladu ku shaqayn doonto sanadka soo-socda ee 2018. Wasiirka Maaliyada…
Duqa Caasimadda Garoowe Xassan Maxmmed Ciise(Goodir) oo ka soo laabtay safar debadda ah ayaa saxaafadda uga warbixiyey wixii uga qabsoomay socdaalkiisa,sidoo kale…
Bosaso-[Puntland Post]-Munaasabadan oo lagu qabtay hoolka Jaamacada Bariga Africa ee Magaalada Bosaso, ayaa waxaa ka qayb galay Xubno ka tirsan golaha wasiirada…
Fallaagada Xuutiyiinta ee dalka Yemen ayaa Isniinta Maanta ah sheegtay in ay dileen maadxweynihii hore Yemen Cali Cabdalla saalax. sheegashadaas ma jirto…
Guddoomiyaha gobolka Karkaar Cabdullaahi Maxammed Barre(caato) oo duhurnimadii Maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar,ayaa ku dhawaaqay go’aanno…
Waxaa maanta magaalada Garowe ka ambabaxay Xulka Kubbada Cagta Puntland oo tartanka Dowlad goboleedyada uga qeyb galaya magaalada Muqdisho. Xulka Kubbada Cagta…