Category Warka
Dekadda magaalada Bosaaso oo maalintii 4-aad xiran
Waxaa maalinkii 4-aad haawanaysa dekadda Magaalada Bosaaso oo ah isha dhaqaale ee ugu weyn degaanada Puntland kadib khilaaf soo dhex… Sii akhri
Maqaal:- Hardanka garbaha Soomaaliya..Is-marin waaga Dowlad-Dhexe iyo Federaalaynta!
Soomaaliya maanta waxaa ka jira loollan adag oo u dhexeeya dowlad goboleedyada iyo dowladda dhexe kaas oo soo maray heerar… Sii akhri
Qarax Bam-gacmeed ah oo lagu tuuray Ciidamo ka tirsan Puntland
Bosaso-[Puntland Post] Bam gacmeed ayaa lagu tuuray Ciidamo ka tirsan Puntland oo marayay Waddo mashquul badan oo ku taala wadad… Sii akhri
Madaxweyne Farmaajo oo gaaray maagaalada Abidjan ee dalka Ivory Coast
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kaga qayb galaya magaalada Abidjan ee dalka Ivory Coast shirka 5aad… Sii akhri
PUNSAA oo War ka soo saartay kulan ay la qaadatay Ganacsatada Puntland ee Cabashada ka qaba Dekada Bosaso
Dallada Bulshada rayid Puntland ee PUNSAA ayaa maanta Wa-murtiyeed ka soo saartay kulan ay la qaateen Guddiga Ganacsatada Puntland oo… Sii akhri
Ganacsiga Bosaso oo maanta Xiran iyo Ciidamo magaalada gaaf wareegaya
Bosaso-[Punt;and Post] Xarumaha Ganacsi ee magaalada Boosaaso ayaa guud ahaan maanta xiran, xilli wali aysan isfaham gaarin ganacsatada iyo dawlada,… Sii akhri
Shir looga hadlayey hannaanka Xifdinta iyo Kaydinta Xogta Dawladda oo Garoowe lagu soo xiray
Waxaa maanta lagu soo gebo-gebeeyey Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Puntland shir muddo afar maal mood ah uga… Sii akhri
Faallo:- Qaaraanka ay Qadar ku deeqday, qofba si u qaaday
Dowladnimada Soomaaliya wixii ka danbeeyey dowladii uu madaxweynah ka ahaa Eebe ha naxariistee Maxamed Siyaad Bare ma jirin heshiis rasmi… Sii akhri
Tartan furan oo loo galay cidda noqonaysa Agaasimaha Mac-hadka Tababarka shaqaalaha rayidka ah ee Puntland
Hay’adda shaqaalaha rayidka ah ee Puntland ayaa manta qaaday imtixaan loo geleyey booska Agaasimaha guud ee Mac-hadka tababarka shaqaalaha dawladda… Sii akhri