Dhul uu Muqdisho ku lahaa Marxuum Cabdullaahi Yuusuf oo lagu wareejiyay ehelada Marxuumka
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ehlada Allaha u naxariistee Marxuum Cabdullaahi Yuusuf Axmed ku wareejiyay Dhul uu ku lahaa Muqdisho. Dhulkaan… Sii akhri
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ehlada Allaha u naxariistee Marxuum Cabdullaahi Yuusuf Axmed ku wareejiyay Dhul uu ku lahaa Muqdisho. Dhulkaan… Sii akhri
Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goordhow ku dhawaaqay Golahiisa Wasiirada. Madaxweyne Waare ayaa Magacaabay 20 Wasiir, 20 Wasiir ku… Sii akhri
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in ay maanta gaaraan Dalka Ivory coast… Sii akhri
Duqeyn ay fulisay diyaarad aan duuliye lahayn oo ka dhacday gobolka Bari aya a lagu dilay sarkaal sare oo ka… Sii akhri
Maxkamad ku taala magaalada Gotoberg ee dalka Sweden ayaa 10 sano oo xabsi ah ku xukuntay nin Soomaali ah oo… Sii akhri
Sida ay baahiyeen warbaahinta dalka kenya dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ayaa jidka u galay kolonyo ka Tirsan Ciidamada Kenya oo… Sii akhri
Dowladda Kuuriyada Waqooyi ayaa goor dhoweyd ridday gantaal nooca ballistic-ga ah,sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay waaxda difaaca Maraykanka… Sii akhri
Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa maanta Muqdisho ku kala saxiixday illaa iyo shan heshiis oo kul sal go’an maalgashiga, dib… Sii akhri
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta madaxda caalamka kala qeybgaley xafladda caleema saarka Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru… Sii akhri
Guddiga difaaca Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqday Saldhiga Turkiga ee magaalada Muqdisho. Saldhiga Turkiga oo dhawaan xariga laga jaray… Sii akhri