Weerar Khasaare geystay oo lagu qaaday kolonyo uu Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan la socday
Baladweyne (PP) ─ Xoogaga Al-Shabaab ayaa maanta Weeraray Gaadiid uu la socday Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cismaan oo marayay… Sii akhri
Baladweyne (PP) ─ Xoogaga Al-Shabaab ayaa maanta Weeraray Gaadiid uu la socday Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cismaan oo marayay… Sii akhri
Xuska Maalinta caalamiga ah ee cudurka AIDS-ka oo ku beegan sannad kasta 1 bisha Dec ayaa Garoowe laga xusay,waxaana munaasabadda… Sii akhri
Jowhar (PP) ─ Wasiirkii labaad oo ka tirsan Golaha Wasiirada maamulka Hirshabeelle ayaa iska-casilay xilkii uu u magacaabay Madaxweyne Waare,… Sii akhri
Lix askari oo ka tirsabn Ciidanka Puntland iyo laba ruux oo shacab ah ayaa ku dhaawacmay qarax miino oo Maanta… Sii akhri
Xoghayihii hore dowladda Hoose ee degmada Garoowe Cabdiqafaar Cabdiraxmaan Axmed oo Maanta xilka wareejay ayaa sheegay in xildhibaannada Golaha degaanka… Sii akhri
Xarunta hay’adda shaqaalaha rayidka ee dawladda Puntland ayaa maanta lagu qaaday imixaankii afka ahaa (Interview)-ga ee loogu tartamayey qofka noqon… Sii akhri
Magaalada Garowe ee caasumada dowlada Puntland ayaa maanta lagu qabtay munaasabad dowladda federalka Soomaaliya kula wareegtay 2400 (laba kun iyo… Sii akhri
Dowladda Puntland ayaa Maanta ka hadashay xirnaanshaha dekadda magaalada Boosaaso iyo muranka u dhexeeya ganacsatada qaar iyo dowladda,kaasoo ku aaddan… Sii akhri
Shirkaan oo muddo saddex maalmood ah ka soconayey xarunta Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ayaa waxaa lagu lafo gurayey… Sii akhri