Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Gaas oo markii ugu horaysay qiray in la kordhiyey khidmada dekadda Bosaso

Madaxweynaha Dawlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo u waramay Idaacada BBC laanteeda afka Soomaaliga ayaa markii ugu horaysay qiray… Sii akhri

Posted on December 2, 2017December 2, 2017 by Farah

Qaar kamid ah Wasiirada Cusub ee Hirshabelle oo is Casilay

Posted on December 2, 2017December 2, 2017 by Cowke

Wasiiru dowlihii Wasaarada arrimaha gudaha Maamulka Hirshabeelle Yuusuf Cali Cilmi oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu iska casilay… Sii akhri

Kulan Baydhabo ku dhex-maray Shariif Xasan iyo Muqtaar Roobow

Posted on December 2, 2017December 2, 2017 by Cowke

Wararka ka imaanaya Magaaladda Baydhabo ee caasimadda KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa ku waramaya in Madaxtooydda Maamulkaas… Sii akhri

Daawo: Madaxweyne Gaas oo dib ugu soo laabtay Puntland kana warbixiyey safarkiisi dibadda

Posted on December 1, 2017December 1, 2017 by News Office

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa manta 01 December 2017 dalka… Sii akhri

Maalinta Aids-ka oo maanta laga xusay magaalada Garowe

Posted on December 1, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta laga xusay magaalo madaxda Puntland ee Garoowe, Maalinta Caalamiga ah [1 December, 2017] ee loo asteeyay Cudurka AID-ka,… Sii akhri

Dowladda Somalia oo War Qoraal ah kasoo Saartay Soomaalida ku xiran Dalka Liibiya

Posted on December 1, 2017December 1, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Arrimaha dibadda Somalia ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay tahriibayaasha Soomaaliyeed ee ku xiran dalka Liibya, iyadoo lagu… Sii akhri

Wasaarada Deegaanka Puntland oo biyo xireeno ka dhiseysa Bari,Karkaar iyo Haylaan

Posted on December 1, 2017 by Dhiirane

Wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska DPL oo kaa shanaysa Hay’adda ARC International ayaa biyo xireeno ka dhagax dhigay deegaano katirsan… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Garowe dib ugu soo laabtay

Posted on December 1, 2017December 1, 2017 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa manta 01 December 2017 dalka… Sii akhri

Baarlamanka K/koonfureed oo ansixiyey in la ballaariyo ciidamada ka jooga Xeebaha Soomaaliya.

Posted on December 1, 2017December 1, 2017 by News Office

Golaha Baarlamanka Kuuriyada Koonfureed ayaa Jimcaha Maanta ansixiyey in ballaarin lagu sameeyo muddo hal sano ah ciidamada dalkaas ee ku… Sii akhri

Maamullada Galmudug iyo Ahlusunna oo heshiis is-af-garad ah ku gaaray dalka Jabuuti

Posted on December 1, 2017 by PP-Muqdisho

Jabuuti (PP) ─ Maamullada Ahlusunna iyo Galmudug oo Wada-hadallo ay uga socdeen Dalka Jabuuti, ayaa isku af-gartay qodobbo dhawr ah,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close