Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo wax dambi ah lagu waayay, lana siidaayay

Waxaa goordhow Maxkamada Gobolka Banaadir ay ku dhawaaqday Go’aankii kama dambeeysta ahaa ee ku saabsanaa kiiskii lagu eedeeyay Cabdiraxmaan Cabdishakuur… Sii akhri

Posted on December 21, 2017December 21, 2017 by Cowke

Somaliand oo sii deysay Dabcasar, kana musaafurisay Somaliland

Posted on December 21, 2017December 21, 2017 by Cowke

Wararka Warbaahinta Puntland Post ay ka heleeyso Magaalada Hargeysa ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Booliska Magaalada Hargeysa ay xabsiga… Sii akhri

Ugu yaraan 15 ruux oo ku dhaawacmay gaari la jiirsiiyey.

Posted on December 21, 2017 by News Office

Booliiska Magaalada Melbourne ee dalka Australia ayaa sheegay in ugu yaraan 15 ruux ku dhaawacantay gaari dad ku der-deray isgooys… Sii akhri

Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyda oo war ka soo saaray Xiisadda ka dhalatay xarigga Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Posted on December 21, 2017December 21, 2017 by News Office

Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa markii ugu horaysay Maanta war ka soo saaray xasaradda ka dhalatay xarigga siyaasi cabdiraxmaan… Sii akhri

Trump “Ciddii Ka Soo Horjeesata Go’aanka Qudus Waxaan Ka Jari Doonaa Gargaarka”

Posted on December 21, 2017December 21, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku goodiyay in uu deeqaha ka jaran doono dalalka taageeray qaraarkii Qaramada Midoobay ee lagaga… Sii akhri

Go’aankii ugu Dambeeyay ee Maxkmada Abdiraxmaan Abdishakuur oo Goordhow Bilaabaneeysa

Posted on December 21, 2017 by Cowke

Waxaa Goordhow xarunta Maxkmada Gobolka Banaadir soo gaaray Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo sugaya go’aankii u dambeeyay ee maxkamadeeyntiisa. Xuranta waxaa… Sii akhri

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Maanta mar kale la maxkamadeynayo

Posted on December 21, 2017December 21, 2017 by News Office

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo xalay ay dammaanad ku siidaysay dowladda Soomaaliya ayaa Maanta oo khamiis ah maxkamad la soo… Sii akhri

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo dammaanad lagu siidaayey

Posted on December 20, 2017December 21, 2017 by News Office

Dowladda Soomaliya ayaa goor dhoweyd dammaanad ku sii daysay Siyaasi cabdiraxmaan Cabdishakur Warsame oo Habeenkii Axadda lagu soo qabtay weerar… Sii akhri

Midowga Yurub oo ku baaqay in baaritaan lagu sameeyo Soomaali lagu laayey dalka Ethiopia

Posted on December 20, 2017 by News Office

Midowga Yurub ayaa ku baaqay in baaritaanno madax-bannaan lagu sameeyo rabshado todobaadkii hore ka dhacay dalka Ethiopia,kaasoo lagu dilay in… Sii akhri

Xaakim ku sugan Maraykanka oo joojiyey in la musaafuriyo 92 qof oo Soomaali ah.

Posted on December 20, 2017 by News Office

Xaakim ku sugan gobolka Florida ee dalka Maraykanka ayaa joojiyey in la musaafuriyo 92 qof oo Soomaali ah,kuwaasoo la sheegay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close