Freedom oo noqotey diyaaradii ugu horeysay oo caga dhigatay Airport-ka Garowe.
Mid ka mid ah diyaaradaha Shirkadda FREEDOM Air ayaa noqotey diyaaradii ugu horeysay oo maanta soo caga dhigatay garoonka duyuuradaha cusub ee…
Open this website in Safari first.
Mid ka mid ah diyaaradaha Shirkadda FREEDOM Air ayaa noqotey diyaaradii ugu horeysay oo maanta soo caga dhigatay garoonka duyuuradaha cusub ee…
Madaxweynaha Dowladda Federalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ku yimid booqashadiisii ugu horeeyay magaalada Garowe xarunta Puntland waxaana kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha…
Wasiiradii cusbaa ee uu dhowaan magacaabay Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre Ayaa maanta lagu Dhaariyay Magaalada Muqdisho. Wasiiradaan oo…
Dakar (PP) ─ Kooxo hubeysan ayaa toogasho ku dilay ugu yaraan 13-qof, halka toddoba kalena ay ku dhaawaceen Sabtidii shalay gobol ku…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxammed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa haatan ka degay Garoonka diyaaradaha Cusub ee magaalada Garoowe. Madaxweynaha…
Danjire Axmed Ciise Cawad Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka.…
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow ku Wajahan Magaalada Garoowe. Diyaarada sida Madaxweyne Farmaajo…
Ilaaladda xeebaha dalka talyaaniga oo kaashanaya maraakiibta caalamiga ah ee ka howlgala xeebaha dalkaasi ayaa waxa ay sheegeen in dooni ay saarnaayeen…
Wargeeska New York Times ee ka soo baxa dalka Maraykanka ayaa baahiyey codad sir ah oo muujinaya in Madaxweynaha Masar Abdel Fattah…
Saraakiisha Boqortooyada Sacuudiga ayaa xiray 11 amiir oo lagu eedeeyay in kicinayeen muddaharaadyo looga horjeedo dowladda,sida ay qortay Warbaahinta dalkaasi. Amiirada ayaa…