Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Rabshadaha u dhexeeya Soomaalida iyo Oromada oo Saameeyay Baarlamaanka Itoobiya

Addis Ababa (PP) ─ Xildhibaannada kasoo jeeda Amxaarada iyo Oromada ayaa Qaadacay kulanka Baarlamaanka dalka Itoobiya, iyagoo ka careysan rabshadaha… Sii akhri

Posted on December 22, 2017December 22, 2017 by PP-Muqdisho

AKHRISO: Guddoomiye Jawaari oo ka Jawaabay hadalkii Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka

Posted on December 22, 2017December 22, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cusmaan [Jawaari] ayaa u qoray Xeer-ilaaliyaha Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir Warqad… Sii akhri

Caasimadda Puntland ee Garoowe oo marti gelinaysa Shir weyne qaran

Posted on December 21, 2017December 22, 2017 by News Office

Wasiirka Dastuurka Soomaaliya cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ay weheliyaan Wasiirada Dastuurka dowlad Goboleedya dalka iyo guddoomiye ku xigeenka gobola Banaadir,ayaa… Sii akhri

Golaha guud ee Qaramada Midoobay oo si aqlabiyad leh ugu codeeyay qaraar ka dhan ah go’aankii Trump.

Posted on December 21, 2017December 21, 2017 by News Office

Golaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa Khamiistii Maanta si aqlabiyad ah ugu codeeyay qaraar burinaya go’aankii madaxweynaha Maraykanka Donald Trump… Sii akhri

Sheikh Daahir Awcabdi oo digniin adag u direy Baarlamanka Soomaaliya

Posted on December 21, 2017December 21, 2017 by Dhiirane

Hadal laga soo duubay wadaadka caanka  Sheikh Daahir Aw-cabdi oo soo gaaray Warbaahinta PUNTLAND POST wuxuu si adag uga hadlay… Sii akhri

DANJIRE MADEIRA oo sheegay in Millateriga Somalia aysan Diyaar u ahayn Dagaal

Posted on December 21, 2017December 21, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxa Howlgalka Midowga Afrika ee Somalia, ayaa sheegay in dalalka saaxiibbada la ah Soomaaliya ee la shaqeeya… Sii akhri

Cabdi raxmaan Cabdi Shakuur ”Wuu dhamaaday Xiligii Qoriga Dadka loogu hanjabi jiray “

Posted on December 21, 2017December 21, 2017 by Cowke

Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo maanta maxkmada Gobolka Banaadir wax dambi ah ku weeysay ayaa ka hadlay weerarkii lagu qaaday. Cabdiraxmaan… Sii akhri

Madaxweyne Gaas:- “waxaan ugu baaqayaa shacabka Puntland inay nabad kuwada noolaadaan, nabadna kuwada daaqaan”

Posted on December 21, 2017December 21, 2017 by dalsan

Madaxwenaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta 21 December 2017 safar… Sii akhri

Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay arrimaha doorashooyinka, amniga, sharciga Adeega Rayidka ah iyo arrimo kale

Posted on December 21, 2017December 21, 2017 by News Office

21 December 2017 – Shirkii caadiga ahee ee Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dawladda Federaalka maanta yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul… Sii akhri

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo ka soo horjeeystay Xukunkii lagu sii daayay Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Posted on December 21, 2017December 21, 2017 by Cowke

Xeer Ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya Dr Axmed Cali Daahir ayaa goordhow Shir Jaraa’id oo uu ku qabtay Muqdisho waxa uu ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close