Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dhabaha Garoonka Diyaaradaha Garowe oo laga dhigay wado laamiya.

Wadada marinka u ah Garoonka Diyaaradaha magaalada Garowe oo muddo sanad ka badan dhisme uu ka socday waxaa laga dhigay… Sii akhri

Posted on December 27, 2017December 27, 2017 by Dhiirane

Xarunta Maamulka Hawada Soomaaliya oo Maalinta berri ah Muqdisho laga daah-furayo.

Posted on December 27, 2017December 27, 2017 by News Office

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Cabdiraxmaan Kulmiye Xersi (Cabdiraxmaan Dheere) ayaa sheegay in Maalinta Berri ah magaalada… Sii akhri

Nin Abeeso uu Xanaaneeynayay Dhaawac ay Gaarsiisay ugu Geeriyooday Muqdisho

Posted on December 27, 2017 by Cowke

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya waxaa maanta ku geeriyooday Xarawo qabax oo ahaa nin Xanaaneeyn jiray Abeeso. Ninkaan oo… Sii akhri

Dowladda hoose oo calaamadisay dhulka ay Caasimadda Garoowe ku fidayso 20 sano ee soo socda.

Posted on December 27, 2017 by News Office

Dowladda hoose ee degmada Garoowe ayaa Maanta degaanka Caga-madow ee bariga magaalada Garoowe ka bilowday hawlgal lagu xadeynayo dhulka ay… Sii akhri

Wasiirada Hirshabele oo la dhaariyay kaddib markii uu Baarlamaanku Meel-mariyay

Posted on December 27, 2017December 27, 2017 by PP-Muqdisho

Jowhar (PP) ─ Golaha Wasiirada Maamul-goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta la dhaariyay, kaddib markii ay isla maanta ansixiyeen xildhibaanada baarlamaanka, iyadoo… Sii akhri

Wasiir Jamaal oo ka Hadlay Mashaariicda ay Dowladda Qatar ka Fulinayso Soomaaliya

Posted on December 27, 2017December 27, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Qorsheynta Somalia, Jamaal Maxamed Xasan oo Warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in maalmaha soo socda… Sii akhri

PAC oo qabatay wacyigelin ka dhan ah takoorka dadka la nool cudurka HIV/AIDS..

Posted on December 27, 2017December 27, 2017 by Dhiirane

Hay’adda la dagaalanka cudurka AIDS-ka (PAC), ayaa qabatay kullan looga hadlayay jojinta takoorka iyo dhaleecaynta lagu hayo dadka la nool… Sii akhri

Eng. Maxamed Cabdullahi Shoortaaye oo baaq ka diray colaadaha deegaan Qoriley iyo Cagaare

Posted on December 27, 2017 by Desk

Eng. Maxamed Cabdullahi Xuseen (Shoortaaye) isla markaana ah oday Soomaaliyeed oo bulshadu ay aad u taqaan ayaa baaq kal iyo… Sii akhri

Baarlamaanka Hir Shabelle oo Codka Kalsoonida Siiyay Wasiirada Maamulkaasi

Posted on December 27, 2017 by Cowke

Wararka Naga soo gaaraya Magaalada Jowhar ee xarunta KMG ah ee Maamulka Hir Shabelle ayaa waxa ay sheegayaan in Xildhibaanada… Sii akhri

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo aan maanta tageynin Maxkamada Racfaanka

Posted on December 27, 2017December 27, 2017 by Cowke

Warar hoose oo soo baxaya ayaa waxa ay sheegayaan in Siyaasiga lagu magacaabo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo maanta markale Maxkamada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close