Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Muwaadin Soomaaliyeed oo Weerar ka geystay Mareykanka

Muwaadin Soomaaliyeed ayaa weerar Tooreey ah ka geystay dalka Mareeykanka. Haweeney lagu magacaabo Morgan Evenson oo ah Haweeneey u dhalatay… Sii akhri

Posted on December 27, 2017December 27, 2017 by Cowke

Cumar Cabdirashiid ”Siyaasada dalka waxaa ku soo korortay in la is gaaleysiiyo”

Posted on December 27, 2017December 27, 2017 by Cowke

Ra’iisul wasaarihii hore ee Xukuumadda Federaalka Soomaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa mar kale ku eedeeyay dowladda federaalka Soomaliya in… Sii akhri

Dowladda Masar oo 15 ruux daldashay

Posted on December 26, 2017December 27, 2017 by News Office

Mas’uuliyiinta dalka Masar ayaa sheegay in Salaasadii Maanta la daldalay 15 ruux oo lagu helay denbiyo la xiriira argagixiso iyo… Sii akhri

Sarkaal ka tirsan Ciidamada Puntland oo Gaalkacyo lagu dilay

Posted on December 26, 2017December 27, 2017 by News Office

Sarkaal ka tirsan Ciidanka Daraashiista Puntland ayaa caawo lagu dilay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug,sida ay sheegeen goobjoogayaal. Sarkaalka… Sii akhri

AKHRISO: Qoraal ay Xubno Mucaarad ah ugu digeen Madaxda Sare ee Dowladd Somalia

Posted on December 26, 2017December 26, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xubno isugu jira Xildhibaannadii la baxay Horu-socod ee hore u kala tagay iyo Xisbiyada Daljir, Wadajir iyo… Sii akhri

Xulka Kubadda Cagta Puntland oo si ballaaran loogu soo dhoweeyey Garoowe

Posted on December 26, 2017December 26, 2017 by News Office

Xulka Kubadda Cagta Puntland oo kaalinta labaad ka galay Ciyaarihii Dowlad Goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir ee lagu qabtay magaalada… Sii akhri

Akhriso:Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Maalinta berri ah dib loo maxkamadeynayo.

Posted on December 26, 2017December 26, 2017 by News Office

Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaan ee Gobolka Banaadir,Saalax SH Ibraahim Dhiblaawe ayaa shaaciyey in dib loo maxkameynayo siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo… Sii akhri

Somaliland oo Imaaraadka ku wargelisay in uu hakiyo Saldhigga magaalada Berbera

Posted on December 26, 2017December 26, 2017 by News Office

Xukuumadda Somaliland ayaa hakinaysa dhismaha Saldhigga militari ee dowladda Imaaraadka Carabtu ka waddo magaalada Berbera,sida lagu daabacay mid kamid ah… Sii akhri

Kulankii Lagu Ansixi Lahaa Wasiirada Hir Shabelle oo baaqday

Posted on December 26, 2017 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Sh/Dhexe oo hadda fadhiisin u ah maamulka Hir Shabelle ayaa waxa… Sii akhri

Akhriso:-Hadal Qoraal ah oo ku aaddan Dhamaadka Sanadka 2017 oo uu soo saaray Michael Keating

Posted on December 26, 2017 by News Office

Qoraalkaan  Af-Soomaaliga ah oo lagu daabacay bogga Wararka ee UNSOM ayaa la sheegay in uu soo saaray Ergeyga Gaarka ah… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close