Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Militeriga Maraykanka oo shaaciyay in uu dilay xubno kale oo ka tirsan Al-shabaab.

Militeriga Maraykanka ayaa shaaciyay in duqeyn kale oo ay Xalay ka gaysteen gudaha Soomaaliya ay ku dileen 4 xubnood oo… Sii akhri

Posted on December 28, 2017 by News Office

Kheyre “Waxaan Rajeynayaa Sanadkan 2017 In Dowladda Aan Wax Deyn Ah Looga Yeelan Doonin Gudaha Dalka”

Posted on December 28, 2017 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo kormeer shaqo ku tagey xarunta Wasaaradda Maaliyadda ayaa sheegay in… Sii akhri

Booliska Garowe oo ka hadlay fadeexad loo geystay labo muwaadin.

Posted on December 28, 2017December 28, 2017 by Dhiirane

Taliyaha saldhiga Garoowe Fardafuul Muuse Bille ayaa maanta usoo bandhigay Warbaahinta PUNTLAND POST dabagal iyo baaritaan boolisku ku sameeyay fadeexad… Sii akhri

Madaxweynaha JFS oo sheegay in maamulka Hawada Soomaaliya si rasmi ah u soo galay gacanta Dowladda+Sawirro

Posted on December 28, 2017December 28, 2017 by News Office

 28 Dec 2017 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka qeyb galay munaasabad lagu daah furayay xarunta laga… Sii akhri

Toos U Daawo: Munaasabadda daah-furka Qalabka Maamulka Hawada Soomaaliya oo ka socoto Muqdisho

Posted on December 28, 2017December 28, 2017 by News Office

Madaxweynaha  Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxammed(Farmaajo) ayaa ka qeyb galaya munaasabadda daah-furka xarunta Qalabka Hawada Soomaaliya oo haatan ka socota magaalada… Sii akhri

Ugu yaraan 50 ruux oo ku dhintay qaraxyo ka dhacay dalka Afganistan.

Posted on December 28, 2017December 28, 2017 by News Office

Ugu yaraan 50 ruux ayaa ku dhintay,40 kalena waa ku dhaawacantay,kadib markii laba qarax oo ismiidamin ah lagu qaaday Wakaalad… Sii akhri

Duqeyn ka dhacday gobolka Shabeellaha Hoose.

Posted on December 28, 2017 by News Office

Dadka degaanka Mara-cadde ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ku soo warramay in habeenkii xalay la duqeeyey gaari nooca raaxada ah… Sii akhri

Madaxwaynaha Puntland oo Kulan La qaatay xubnaha Golaha Deegaanka Gaalkacayo

Posted on December 27, 2017December 28, 2017 by dalsan

Madaxwaynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 27 december 2017 waxaa uu kulan laqaatay xubnaha golaha deegaanka ee… Sii akhri

Militeriga Maraykanka oo sheegay in ay dileen 13 xubnood oo ka tirsan Alshabaab.

Posted on December 27, 2017December 27, 2017 by News Office

Militeriga Maraykanka ayaa sheegay in ay 13 xubnood oo ka tirsan ururka Xagjirka ah ee Al-shabaab ku dileen duqeyn cusub… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Galmudug si balaadhan usoo dhaweysay

Posted on December 27, 2017December 28, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay tariikhdu tahay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close