Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdiqaasim oo baaq u diray Siyaasiinta dowlada ka soo horjeedo

Madaxweynihii hore ee dowladii TNG-da Dr Cabdiqaasim Salaad Xasan oo hadda ku sugan Magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar ayaa… Sii akhri

Posted on December 30, 2017December 30, 2017 by Cowke

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan Xasaasi ah ka yeelanaya Darbiga Kenya ay dhiseyso

Posted on December 30, 2017December 30, 2017 by Cowke

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan Xasaasi ah ku yeelanaya xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho. Xoghayaha Difaaca ee Baarlamaanka… Sii akhri

Xabad joojin la dhexdhigay beelo ku dagaalamaya xadka Sool iyo Nugaal

Posted on December 30, 2017December 30, 2017 by Dhiirane

Waxaa heshiis hordhaca laga gaarey dagaal beeleed u dhaxeeyay labo beelood oo walaala oo mudadii u dambeysay ka socday hawdka… Sii akhri

Baarlamanka Ethiopia oo guddi u saaray dagaalkii dhexmaray Soomaalida iyo Oromada

Posted on December 29, 2017December 29, 2017 by News Office

Baarlamanka Ethiopia ayaa jimcaha Maanta shaaciyey in la dhisay guddi baaritaan ku sameeya rabshadihii ugu dambeeyay ee dhexmaray qowmiyadaha Soomaalida… Sii akhri

Maxkamad Amar ku bixisay in Baarlamanka Dalkaas uu xilka ka Qaado Jacob Zuma

Posted on December 29, 2017December 29, 2017 by PP-Muqdisho

Johannesburg (PP) ─ Maxkamadda Dastuuriga Koonfur Afrika, ayaa maanta ku amartay baarlamaanka dalkaas inuu billaabo hab raaca xilka looga qaadi… Sii akhri

Laacibkii hore ee Kubadda Cagta George Weah oo loo doortay Madaxweynaha Liberia

Posted on December 29, 2017 by PP-Muqdisho

Monrovia (PP) ─ George Weah oo ahaa cayaaryahan Afrikaan ah oo caan ka noqday Dunida ayaa loo doortay Madaxweynaha dalka Liberia, kaddib… Sii akhri

Madaxweynaha Jubbaland oo Xaflad u sameeyay Xulka Kubadda Cagta ee Maamulka Jubbaland

Posted on December 29, 2017 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Qado-sharaf u sameeyay shalay xulka kubada cagta Jubbaland ee dhawaan ku… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo: Waxaa sharaf weyn noo ah inaan dib u hananay Maamulka Hawadeena

Posted on December 29, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daah-furay munaasabad lagu maamusayey dib u soo celinta… Sii akhri

Soomaali meydadkooda laga helay dalka Mozambique

Posted on December 28, 2017December 28, 2017 by News Office

13 qof oo Soomaali ah ayaa meydadkooda laga helay tuulo ku taalla bartamaha dalka Mozambique,sida laga soo xigtay Booliiska degaanka… Sii akhri

Xeer-ilaaliye ku xigeenkii Dalka oo shaqada looga eryay Arrin la xiriirta Kiis Dacwadeed

Posted on December 28, 2017December 28, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ku-xigeenkii Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Abuukar ayaa xilkii laga qaaday, iyadoo ay kasoo baxayaan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close