Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xukuumadda Soomaaliya oo war ka soo saartay weerarkii guriga Cabdi Qeybdiid.

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cismaan(Yariisow)  oo wareysi siiyey Warbaahinta dowladda,ayaa sheegay in Xukuumadda  Soomaaliya ay ka jawaab celisay… Sii akhri

Posted on December 31, 2017 by News Office

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay magaalada Muqdisho.

Posted on December 31, 2017December 31, 2017 by News Office

Ugu yaraan hal askari oo ka tirsan Ciidamada Soomaaliya ayaa ku dhintay saddex kalena waa ku dhaawacantay qarax miino oo… Sii akhri

Dowladda Uganda oo Maanta la baxday qeyb kamid ah Ciidankeeda ku sugan Soomaaliya.

Posted on December 30, 2017December 30, 2017 by News Office

Militeriga Uganda ayaa sabtida Maanta shaaciyey in uu Soomaaliya kala baxay 281 askari oo kamid ah Ciidamada Nabad Ilaalinta AMISOM,taasoo… Sii akhri

Ku dhowaad 40 askari oo loo xiray weerarkii guriga Cabdi Qeybdiid.

Posted on December 30, 2017 by News Office

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo loo xil saaray baaritaanka weerarkii lagu qaaday Hoyga Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa xabsiga u… Sii akhri

Dowladda Somalia oo ka Hadashay Weerarkii lagu Qaaday Guriga Senator Cabdi Qaybdiid

Posted on December 30, 2017December 30, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cismaan [Yariisoow] ayaa ka hadlay weerarkii… Sii akhri

Ardayda jaamacadda Bariga Afrika oo fadhiistay imtixaanka simistarka 1-aad

Posted on December 30, 2017December 30, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post]-Jaamacada Bariga Afrika oo ah hooyada waxbarashada Puntland-Soomaaliya ayaa waxaa si rasmia ah ugu bilowday xarunteeeda magaalada Bosaso imtixaankii… Sii akhri

Ciidan ka tirsan kuwa Dowladda Somalia oo gudaha u galay Guriga Sen. Cabdi Qayb-diid

Posted on December 30, 2017December 30, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ciidamada Amniga Dowladda Somalia ayaa gudaha u galay goor-dhaweyd guriga uu ka deggen yahay Muqdisho Sen. Cabdi… Sii akhri

Faysal Waraabe” diyaaradii amarkeena qaadan wayda waan soo ridaynaa” 

Posted on December 30, 2017December 30, 2017 by Cowke

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Mucaaradka ah ee Somaliland Faysal Cali Waraabe oo maanta ka hadlay munaasabad lagu dooranayo Gudoomiyaha ururka Saxafiyiinta… Sii akhri

Al-shabaab oo gubay xeryo ay leeyihiin Booliiska Kenya.

Posted on December 30, 2017 by News Office

Ururka Al-shabaab ayaa gubay laba xero Booliiska Kenya ay ku lahaayeen degaanka Ijara ee gobolka Waqooyi bari,sida ay soo werisay… Sii akhri

Kenya “Diyaaradaha Mareykanka ayaa Duqeeyn ku dilay Kenyaan Al-Shabaab ahaa”

Posted on December 30, 2017December 30, 2017 by Cowke

War ka soo baxay Dowlada Kenya ayaa lagu sheegay in duqeeyn uu fuliyay Mareeykanka uu ku dilay Soomaaliya Muwaadiniin u… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close