Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ururka Al-shabaab oo dilay askar ka tirsan Ciidamada Kenya.

Shan ka tirsan booliska Kenya ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday gaari ay saarnaayeen magaalada Mandheera ee gobolka waqooyi bari… Sii akhri

Posted on January 3, 2018January 3, 2018 by News Office

Al-shabaab oo toogasho u dishay dhalinyaro ay ku eedeysay Basaasnimo

Posted on January 3, 2018January 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kooxda Al-shabaab ayaa Degmada Kurtun-waarey ee Gobolka Shabellaha Hoose ku toogatay shan ruux oo ay ku eedeeyeen… Sii akhri

Tirada duqeymaha Maraykanku ka geystay Soomaaliya 10 sano ee la soo dhaafay

Posted on January 3, 2018January 3, 2018 by News Office

Dowladda Maraykanka ayaa sannadkii tegay ee 2017 siyaadisay duqeymaha dhanka cirka ah ee ay ku qaadayso mintidiinta Xagjirka ah ee… Sii akhri

Muwaadinkii ugu horeeyay ee Soomaaliyeed oo sanadkaan Cusub 2018-ka lagu dilay Koonfur Afrika

Posted on January 3, 2018January 3, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya dalka Koonfur Afrika ayaa waxa ay sheegayaan in muwaadinkii Soomaaliyeed ee ugu horeeyay sanadkaan cusub 2018-ka… Sii akhri

Al-shabaab oo sheegatay dilkii Cali Nuur Shuute.

Posted on January 3, 2018 by News Office

Ururka Al-shabaab ee Soomaaliya ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerarkii xalay lagu dilay Cali Nuur Shuute,oo ahaa abbaha guddoomiyaha maxkamadda darajada 1aad… Sii akhri

Aabaha Gudoomiyaha Maxkmada Darajada 1-aad oo Goordhow la dilay

Posted on January 2, 2018 by Cowke

Wararka laga helayo Degmada Dharkiinleey ee Gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in koox hubeeysan ay halkaasi ku toogatay Aabaha… Sii akhri

C/RAXMAAN C/SHAKUR: Ma jirto dacwad sharci ah oo la ii haysto iyo cid aan Wakiishay

Posted on January 2, 2018January 2, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa soo saaray War-saxaafadeed uu ku sheegay inaysan jirin dacwad sharci ah oo loo… Sii akhri

Madaxwaynaha Puntland oo kormeeray Qaybo Kamid Ah Xarumaha Dawladda ee Gaalkacayo.

Posted on January 2, 2018 by News Office

Madaxwaynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 02 January 2018 waxa uu kormeeray qaar kamid… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo amartay in ay is-diiwaan-geliyaan Masaajidda iyo Xarumaha kale ee Diinta.

Posted on January 2, 2018 by News Office

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya oo lagu daabacay Wakaaladda Wararka SONNA,ayaa lagu amray… Sii akhri

Duqa Muqdisho iyo Guddoomiyaha G/Banaadir oo jeediyay Fariintiisa Sannadka Cusub

Posted on January 2, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Anigoo ku hadlaya magaca maamulka gobolka Benaadir iyo dowladda hoose ee Muqdisho, waxaan dhammaan ummaada Soomaaliyeed ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close