Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

R/W kheyre “intii yareyd oo Xukuumada ay Jirtay Hormar balaaran ayey ku tilaabsatay”

Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre Ayaa soo bandhigay waxyaabaha ay ku tilaabsatay xukuumadiisa muddadii yareyd ay… Sii akhri

Posted on January 2, 2018January 2, 2018 by Cowke

Wasiir Juxa oo Baled-Xaawo ka furaya Shirka dhismaha Golaha Deegaanka

Posted on January 2, 2018January 2, 2018 by Cowke

Wasiirka Arimaha Gudaha Xukuumada Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa oo gaaray Degmada Baled-Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa halkaasi ka… Sii akhri

Ciidamada AMISOM oo Qarax Miino lagula eegtay Gobolka Sh/Hoose

Posted on January 2, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Sh/hoose Ayaa waxa ay sheegayaan in Halkaasi qarax lagula eegtay Ciidamo katirsan kuwa AMISOM. Qaraxaan… Sii akhri

Xildhibaan Maxamuud Mashruuc oo ka hadlay Weerarkii Guriga Cabdqaybdiid

Posted on January 2, 2018January 2, 2018 by Cabdiqani Boos

Mudisho-[Puntland Post] Xildhibaan Maxamuud Mashruuc oo ka tirasan golaha Aqalka sare ee Soomaliya ayaa markii ugu horaysay ka digay in… Sii akhri

Madaxweynaha Mareykanka oo Dowladda Bakistaan ku eedeeyay Khiyaano iyo been

Posted on January 2, 2018January 2, 2018 by PP-Muqdisho

Washington (PP) ─ Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa ku eedeeyay Xukuumadda Pakistan inay khayaanayso Xukuumadda Washington oo siisa gargaarka… Sii akhri

Warbixin:- Dhacdooyinkii ugu waaweynaa Soomaaliya sanadkii tagey 2017

Posted on January 1, 2018January 2, 2018 by Liban Yusuf

Dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee gudaha dalka soomaaliya sanadkii tagey ee 2017 ka dhacay ayaa isu jiray dhacdooyin siyaasadeed, weeraro iyo weliba… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Saxiixaya Miisaaniyada Dowlada 2018-ka

Posted on January 1, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta saxiixaya Miisaaniyada Dowlada. Miisaaniyadaan ayaa waxaa si wadajir ah u… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Caawa Kormeer Shaqo ku tegey Qaybo Kamid ah Gaalkacayo

Posted on January 1, 2018January 1, 2018 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa oo ay tariikhdu tahay bilawga sanadka cusub 01 January 2018… Sii akhri

Madaxwaynaha Puntland oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyey Dhalashada Sanadka Cusub ee 2018.

Posted on January 1, 2018 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa 01 January 2018 waxa uu ugu hambalyeeyey guud ahaan shacabka… Sii akhri

Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga Soomaaliya oo tagey Garowe

Posted on December 31, 2017January 1, 2018 by Dhiirane

Waxaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Garowe Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ee Dowladda Federalka Soomaaliya… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close