Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Akhriso: Juxaa oo war ka soo saaray Xil ka qaadistii lagu sameeyey

Sii hayaha Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane. Cabdi Faarax Siciid(Juxa) ayaa markii ugu horreysay… Sii akhri

Posted on January 4, 2018January 4, 2018 by News Office

Yuusuf Garaad “Ra’iisul wasaarahu waxa uu xilka iga qaaday isaga oo howl qaran ii diray”

Posted on January 4, 2018January 4, 2018 by Cowke

Maanta oo ah Khamiis, taariikhdu ay tahay 4-ta January sannadka 2018, oo aan xalay aniga iyo Wasiiru Dowluhu ku daahnay… Sii akhri

Golaha Wasiirrada Somalia oo isbedel lagu sameeyay iyo Wasiiirro Xilalkoodii Waayay

Posted on January 4, 2018January 4, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Somalia, C/raxmaan Cumar Cismaan [Yariisow] ayaa sheegay in Raii’sul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Kheyre… Sii akhri

Dawladda waxaa ka go’an xoojinta Tayada & Tababarka Ciidamada Soomaaliya: RW Khayre

Posted on January 3, 2018January 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─  Ra’iisul Wasaaraha Somalia Xasan Cali khayre ayaa ka qayb galay munaasabad loo sameeyay dufcad ka mid ah… Sii akhri

RW Khayre oo ka Qayb-galay Xaflad lagu soo Bandhigayay Wax-qabadka W. Maaliyadda

Posted on January 3, 2018January 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay wax-qabadkeedii sanadlaha ahaa, Wasiirka Wasaaradda Maaliyada ayaa ka… Sii akhri

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo qaaddacay go’aannadii Maxkamadda Rafcaanka

Posted on January 3, 2018January 3, 2018 by News Office

Siyaasiga Cabdiraxmaan cabdishakuur Warsame oo goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa qaaddacay dhammaan go’aannadii Maanta ka soo… Sii akhri

Militariga Maraykanka oo sheegay in ay dileen Xubno ka tirsan Al-shabaab.

Posted on January 3, 2018 by News Office

Militeriga Maraykanka ayaa sheegay in laba xubnood oo ka tirsan Al-shabaab ay ku dileen duqeyn ay Soomaaliya ka geysteen Salaasadii… Sii akhri

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo Maalinta berri ah ku soo wajahan Puntland

Posted on January 3, 2018January 3, 2018 by News Office

Wefdi ballaaran oo uu hoggaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane. Cabdi Faarax Siciid(Juxa)… Sii akhri

Madaxwaynaha Puntland oo baneeyey Waddooyin Kala Xidhnaa Magaalada Gaalkacayo.

Posted on January 3, 2018January 4, 2018 by News Office

Madaxwaynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 03 January 2018 waxaa uu baneeyey waddooyin… Sii akhri

Maxkamada Racfaanka oo Go’aan ka soo Saartay Kiiskii Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Posted on January 3, 2018January 3, 2018 by Cowke

Xili Maanta ay tahay Xiligii maxkmada Racfaanka Gobolka Banaadir ay u qabatay in dib la isugu soo laabto Kiiska Cabdiraxmaan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close