Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Farmaajo oo si diirran loogu soo dhoweeyay degmada Carmo ee gobolka Bari.

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane. Maxamed Cabdillaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray degmada Carmo ee Gobolka Bari,halkaasi oo si weyn… Sii akhri

Posted on January 11, 2018 by News Office

Madaxweyne Farmaajo oo Saaka ku soo wajahan Magaaladda Bosaso

Posted on January 11, 2018January 11, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso[Puntland Post] Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda ee uu ku marayo… Sii akhri

Taariikhda muranka Puntland iyo Somaliland ee Gobalada Sool iyo Sanaag

Posted on January 10, 2018January 11, 2018 by Farah

Muran dhuleedka u dhexeeya Puntland iyo Somaliland ayaa soo jirey labaatan sano waxayna marar kala duwan ku dagaalameen degaano hoos… Sii akhri

Gaari Ciidan oo Shil khasaaro geystay ku galay duleedka Bosaso

Posted on January 10, 2018January 10, 2018 by Liban Yusuf

Hal Askari ayaa ku dhintay Sagaal kalana waa ay ku dhaawacmeen shil Gaari oo galabta ka dhacay duleedka magaalada Boosaaso… Sii akhri

Madaxweynaha Somaliland iyo Wakiilka QM ee Arrimaha Somalia oo ku kulmay Hargeysa

Posted on January 10, 2018January 10, 2018 by PP-Muqdisho

Hargeysa (PP) ─ Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay ergayga Xoghayaha Guud ee Qaramada… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo soo dhaweyn Taariikhi ah loogu sameeyey Magaalada Qardho

Posted on January 10, 2018January 10, 2018 by Cabdiqani Boos

Qardho[Puntland Post] Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed iyo Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminaayo ayaa gaaray Magaalada Qardho ee xarunta… Sii akhri

Degmooyinka Maamulka Galmudug ee uu booqanayo Madaxweynaha Somalia oo la Shaaciyay

Posted on January 10, 2018January 10, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo oo booqashadiisa Puntland kaddib safar ku tegi doona deegaannada maamulka Galmudug, isagoo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Qardho ku Wajahan iyo soo dhoweeyn balaaran oo ka socota

Posted on January 10, 2018January 10, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Boqosho rasmi ah ku joogo Puntland ayaa ku Wajahan magaalada Qardho… Sii akhri

Dowlada Soomaaliya oo War ka soo Saartay Xiisadaha Tuka-Raq

Posted on January 10, 2018January 10, 2018 by Cowke

Dawladda Federaalka Soomaaliya oo ka walaacsan collaadaha ka soo aloosmay deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, ayaa ku baaqaysa in dhinacyada… Sii akhri

Qarax Gaari lagu Xiray oo ka dhacay Muqdisho

Posted on January 10, 2018 by Cowke

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa Waxaa ka dhacay Qarax lagu xiray gaari. Qaraxaan ayaa waxa uu ka dhacay Degmada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close