Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Qarax Gaari lagu Xiray oo ka dhacay Muqdisho

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa Waxaa ka dhacay Qarax lagu xiray gaari. Qaraxaan ayaa waxa uu ka dhacay Degmada… Sii akhri

Posted on January 10, 2018 by Cowke

Daawo: Madaxweyne Gaas oo Shir jaraa’id uga hadlay dagaalkii Tukaraq.

Posted on January 9, 2018January 9, 2018 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland oo goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Madaxtooyada magaalada Garoowe ayaa ka hadlay dagaalkii Shalay Somaliland… Sii akhri

Puntland oo u diyaar-garoobeysa dagaal ka dhan ah Somaliland

Posted on January 9, 2018January 9, 2018 by Dhiirane

Xukuumadda Puntland ayaa diyaargarow ugu jirta difaaca xuduudkeeda iyo dib usoo celinta kastamkii Tuko raq oo ay shalay la wareegeen… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Ardayda Jaamacadaha iyo Isimada Puntland

Posted on January 9, 2018January 9, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta khudbad u jeediyey ardayda wax kabarata jaamacdaha Puntland ayaa sheegay… Sii akhri

Kulanka Madaxda Afrika oo looga hadli doono arrimo ku saabsan Soomaaliya.

Posted on January 9, 2018 by News Office

Madaxweynaha dalka Rwanda, Paul Kagame ayaa la filaya in uu shir guddoomiyo Kulanka Madaxda Afrika ay dabayaaqada bishaan ku yeelan… Sii akhri

Dagaal Xooggan oo Maalintii labaad ka socda gobolka Hiiraan.

Posted on January 9, 2018January 9, 2018 by News Office

Taliyaha Guutada 5 aad ee Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ee gobolka Hiiraan Gen.Tawane Axmed Gurey oo duhurnimadii Maanta shir jaraa’iid… Sii akhri

Juxa “Dalka Soomaaliya waa uu dayacanyahay”

Posted on January 9, 2018January 9, 2018 by Cowke

Wasiirkii hore ee Arimaha Gudaha Xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid Juxa oo ka hadlayay munaasabad uu xilka ku wareejinayay oo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Saaka booqanaya xarumo Muhiim ah oo ku yaalla Caasimadda Garoowe.

Posted on January 9, 2018January 9, 2018 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane.Maxamed C/llaahi Farmaajo oo weli ku sugan magaalada Garoowe ayaa lagu wadaa in maanta uu kormeer ku sameeyeyo… Sii akhri

Qarax Ciidamada Dowlada Lagula eegtay Muqdisho

Posted on January 9, 2018 by Cowke

Waxaa Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka Soomaaliya ka dhacay Qarax miino oo la la eegtay ciidamo katirsan kuwa dowlada Soomaaliya,… Sii akhri

Warbixintii ugu dambaysay deegaan Tukaraq

Posted on January 8, 2018January 8, 2018 by Dhiirane

Magaalada Tuko raq waxaa gacanta ku dhigay subaxnimadii horre ee maanta Ciidamo ka amar qaadanaya maamulka Somaliland oo ku hubaysan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close