Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Khasaaraha dabkii Garowe iyo Shaqsi door muhiima ka qaatey oo boolisku xirey.

Ka dib dab khasaare nafeed iyo mid hantiyeed geystay oo soo wajahay qaar ka mid ah goobo ganacsi oo ku… Sii akhri

Posted on January 31, 2018January 31, 2018 by Dhiirane

Dawlad gobaleed laga dhiso SSC xal ma u tahay deganaansho la’aanta gobaladaas?

Posted on January 30, 2018January 30, 2018 by Liban Yusuf

Gobalada la isku yiraahdo Sool, Sanaag iyo Cayn (SSC) waxaa lagu suntay Erayga dhulka lagu muransan yahay (Disputed area) kaas… Sii akhri

Daawo:-Sida loo demiyey dabkii Galabta ka kacay magaalada Garoowe.

Posted on January 30, 2018January 31, 2018 by News Office

  Ugu yaraan saddex ruux ayaa ku dhintay,lix kalena waa ku dhaawactay dab xooggan oo Galabta ka kacay kaalin Shidaal… Sii akhri

Ciidamada Jubbaland oo Xildhibaan ku Xiray Kismaayo

Posted on January 30, 2018 by Cowke

Wararka Puntland Post ay ka heleeyso Magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu xidhay Xildhibaan.… Sii akhri

Dab Xoogan oo ka kacay Garaash ku yaalo Muqdisho

Posted on January 30, 2018 by Cowke

Goordhow ayaa waxaa magaalada Muqdisho ka kacay Dab qasaare hantiyeed geeystay. Dabkaan ayaa ka kacay Geerash lagu keeydiyo Alwaaxda oo… Sii akhri

Duqa Muqdisho oo amray in la joojiyo dhisme ka socda Degmada Xamar Jajab

Posted on January 30, 2018January 30, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Benaadir, ahna Duqa Muqdisho, C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa wareegto uu soo… Sii akhri

Haweeneey Seeygeeda Tooreey ku Dishay Sh/Dhexe

Posted on January 30, 2018January 30, 2018 by Cowke

Gobolka Sh/Dhexe ayaa waxaa ka dhacay Fal aad looga naxay kadib markii haweeneey ay ninkeeda Dishay. Haweeneeydaan ayaa dilka Seeygeeda… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha DF oo ka Qayb-galay Dood ku saabsan kasoo kabashada Abaaraha

Posted on January 30, 2018January 30, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb galay shir looga hadlayay… Sii akhri

Madaxweynaha Somalia oo Dalka dib ugu soo laabtay kadib Shirkii Ururka Midowga Afrika

Posted on January 30, 2018January 30, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii uu ka qeybgalay… Sii akhri

Dab khasaare dhaliyey oo ka holcaaya bariga magaalada Garowe

Posted on January 30, 2018 by Farah

Dab aad u xoogan ayaa qabsaday kaalin shidaal oo ku taal agagaarka isgoyska Bulsho ee magaalada Garowe, wuxuuna ku faafay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close