Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dab khasaare dhaliyey oo ka holcaaya bariga magaalada Garowe

Dab aad u xoogan ayaa qabsaday kaalin shidaal oo ku taal agagaarka isgoyska Bulsho ee magaalada Garowe, wuxuuna ku faafay… Sii akhri

Posted on January 30, 2018 by Farah

Kismayo: Hooy ay daganyihiin Masuuliyiin ka tirsan Jubbaland oo la weeraray

Posted on January 30, 2018January 30, 2018 by Cowke

Ciidamadda Nabad Sugida Maamulka Jubbaland ayaa xalay weerar ku qaaday Hooy ay magaaladaasi ka daganaayeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulkaas. Ciidamadda… Sii akhri

Ciidamada Dowladda oo Xirey Wadooyinka Magaaladda Muqdisho

Posted on January 30, 2018 by Cowke

Ciidamo ka tirsan Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka qaranka Soomaliyeed iyo kuwa Booliska ayaa xirey qaar kamid ah wadooyinka Muhiimka… Sii akhri

Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir oo si Rasmi ah Xalay ula Wareegay Xilka

Posted on January 30, 2018January 30, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha cusub ee gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho, C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa xaflad si heer… Sii akhri

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Suudaan oo ku kulmay Addis Ababa

Posted on January 30, 2018 by News Office

Addis Ababa, 28 Jan 2018;Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kula kulmay Addis Ababa Madaxweynaha Suudaan Mudane Cumar… Sii akhri

Aragtida dadweynaha Puntland xiisadda ka jirta Gobolka Sool.

Posted on January 29, 2018January 29, 2018 by Dhiirane

Qaar ka mid ah dadka ku nool gudaha iyo dibada oo lasoo hadlay Warbaahinta PUNTLAND POST ayaa ka hadlay aragtida… Sii akhri

Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay Mas’uuliyiin kala duwan

Posted on January 29, 2018January 29, 2018 by PP-Muqdisho

Hargeysa (PP) ─ Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta soo saaray wareegto uu ku magacaabay 11 xubnood oo… Sii akhri

HRW oo Shaacisay in Kumannaan Soomaali ah ay ku Guryo-beeleen Xeryo la Bur-buriyay

Posted on January 29, 2018January 29, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa warbixin ay soo saartay shalay ku sheegtay in kumannaan… Sii akhri

Faahfaahinta nin dad shacab ah ku dhaawacay Garoowe oo la qabtay

Posted on January 29, 2018January 29, 2018 by News Office

Taliyaha Saldhigga dhexe ee Garoowe,Dhamme. Maxamuud Muuse Bile(Fardafuul) oo goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa si faahfaahsan uga… Sii akhri

Xaliimo Yarey “3 Kursi ayaa ka dhiman Baarlamaanka Dalka”

Posted on January 29, 2018January 29, 2018 by Cowke

Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil Yarey ayaa sheegtay in Baarlamaanka Soomaaliya 3 kursi ay ka banaanyihiin Islamarkaasina dhowaan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close