Shirkadda Golis oo si rasmi ah u Daah-furtay Adeega Internetka ee Viber Optic
Bosaso-[Puntland Post]-Munasabad balaaran oo lagu daah-furayey adeegga Internetka ee Viber Optic ayaa lagu qabtay magaalada Bosaso, iyadoo ay ka soo qeyb galeen…
Open this website in Safari first.
Bosaso-[Puntland Post]-Munasabad balaaran oo lagu daah-furayey adeegga Internetka ee Viber Optic ayaa lagu qabtay magaalada Bosaso, iyadoo ay ka soo qeyb galeen…
Wasiirkii horre ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Faarax Cali Shire ayaa lagu soo dhaweeyay dalka Maraykanka xilli uu socdaal ku marayay muddooyinkii…
Ururka Iskaashiga islaamka ee (OIC) ayaa dad weynaha Jamhuuriyadda Djibouti ku hambalyeeyay sida guusha ah ee ay u dhacday doorashadii Baarlamanka dalkaas…
Madaxweynaha dalka Turkiga,Recep Tayyip Erdogan ayaa todobaadkaan booqasho shan maalmood ah ku bixinaya afar dal oo ku yaalla Qaaradda Afrika,sida lagu sheegay…
Jabuuti (PP) ─ Xisbiga haya talada Jabuuti ee UMP ayaa ku guuleystay doorashadii Baarlamaanka dalkaas ee shalay dhacday, isagoo helay in ka…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xassan Cali Kheyrre iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maalinta berri ah ku wajahan magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta,sida…
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa maanta shir wada-tashi ah u qabatay shirkadaha isgaarsiinta Soomaaliyeed, kaas oo looga hadlayay sida ugu habboon…
Francisco Madeira, oo ah ergayga gaarka ah ee midowga Africa u qaabilsan Somaliya, ayaa sheegay in aanan lajoogin waqtigii ciidamada midowga Africa…
Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xalay saqdii dhexe ku booqday isbitaallada lagu…
Muqdisho (PP) ─ Inta la ogyahay in ka badan 30-qof ayaa ku dhintay tiro intaas ka badanna waxay ku dhaawacmeen qaraxyo is-xigay…