Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Guddoomiyaha gobolka Benaadir oo kulan la qaatay Safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska… Sii akhri

Posted on February 3, 2018 by Cowke

Ciidmada difaaca dowladda Puntland oo dilay xubno ka tirsan Al-shabaab.

Posted on February 2, 2018 by News Office

Ciidamada difaaca dowladda Puntland ee gobolka Bari ayaa burburiyey shabakad ka tirsan Al-shabaab oo weerar ku soo qaadday degaanka Sugurre… Sii akhri

Al-shabaab laga sifeeyey gobolka Shabeellaha Dhexe iyo Sarkaal sare oo laga dilay.

Posted on February 2, 2018 by News Office

Wararka ka imaanaya degmada Diinsoor oo ka tirsan gobolka Baay ayaa sheegaya in Ciidamada dowladda Soomaaliya ay dileen sarkaal sare… Sii akhri

Daladda daneeyayaasha aan dowliga ahayn ee PUNSA oo soo abaabushay shir looga hadlayo masiibadii dab ee 30kii bishii hore garowe ka dhacday.

Posted on February 2, 2018February 2, 2018 by News Office

Shirkaan oo ay si wadajir ah u soo qaban qaabiyeen  daladda daneeyayaasha aan dowliga ahayn ee PUNSA iyo Dowladda Hoose… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo guddi u saaray waxkaqabadka khatarta Kaalmaha Shidaalka.

Posted on February 1, 2018 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa maanta magacaabay guddi ka kooban Golaha Wasiirada oo si deg deg ah uga… Sii akhri

Shir ku saabsan sare u qaadidda aqoonta farsamayaqannada ku shaqeeya qaboojiyaasha oo Garoowe ka furmay.

Posted on February 1, 2018February 1, 2018 by News Office

Shir wacyi-gelin iyo taba-bar ah oo ku saabsan sare u qaadidda aqoonta farsamayaqaannada ku shaqeeya qalabka qaboojiyaasha ayaa Maanta Garoowe… Sii akhri

DUQA MUQDISHO: Waxaa naga go’an in dadka Muqdisho ay soo doortaan Hoggaankooda

Posted on February 1, 2018February 1, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho, C/raxmaan Cumar Cusmaan (Inj. Yarisow) ayaa xafiiskiisa kula kulmay gudoomiyaha guddiga… Sii akhri

Sambaloolshe” Siyaasiin ka Hoos Shaqeeyo Madaxweynaha iyo Ra’isilwasaaraha ayaa dalka Qasaya”

Posted on February 1, 2018 by Cowke

Taliyihii hore ee ciidamada NISA Cabdullaahi Sambaloolshe oo la hadlay Laanta Afka Soomaaliga ah ee VOA-da ayaa Dowlada ku eedeeyay… Sii akhri

Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta oo soo gabagabeeyay socdaal uu ku tegay Puntland

Posted on February 1, 2018 by Cowke

Wafdi uu hoggaaminayay Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada, Md. Eng Cabdi Cashuur Xasan, ayaa soo gabagabeeyay safar shaqo oo uu… Sii akhri

Guddoomiye Yariisoow oo dhagax dhigay xarunta Degmada Wadajir oo muddo burbur-saneyd

Posted on February 1, 2018February 1, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta dhagax-dhigay xarunta degmada Wadajir… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close