Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Wasiir Beyle oo ka warbixiyay Waxyaabihii u qabsoomay Wasaaradda Maaliyada Sanadkii 2017 iyo Qorshayaasha Sanadka cusub

Muqdisho, 05, feb, 2018 Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda faderaalka Soomaaliya mudane, C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa ka war bixiyay waxqabadkii wasaaradda Maaliyadda… Sii akhri

Posted on February 5, 2018 by News Office

Doon ganacsi oo ku soo caarisay xeebta Boosaso

Posted on February 5, 2018February 5, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso[Puntland Post]-Doon u rarneynd Ganacsato Soomaaliyeed ayaa ku soo caarisay xeebta Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ee Puntland. Doonta… Sii akhri

Shirkado ka socda Dalka Shiinaha oo lagala hadlay Horumarinta Caasimadda Soomaaliya

Posted on February 4, 2018February 4, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Benaadir, ahna duqa Muqdisho, C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yarisow) ayaa kulan la qaatay wafdi ka socda… Sii akhri

Maqaal: Siyaasadu ma u baahantahay Waayo-aragnimo Siyaasadeed?

Posted on February 4, 2018February 4, 2018

Oraah English ah ayaa waxay leedahay Khibradu waxay ka fiican tahay Cilmiga (Experience is better than Knowledge). Somaaliduna waxay dhahdaa… Sii akhri

Madaxda Maamul Goboleedyada dalka oo ku soo wajahan Muqdisho

Posted on February 4, 2018 by Cowke

Madaxda Maamul Goboleedyada dalka ayaa ku soo wajahan Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya. Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe , Puntland… Sii akhri

Dagaal dhexmaray Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo malayshiyaad hubaysan.

Posted on February 4, 2018 by News Office

Wararka ka imaanaya  degaanka Jasiira ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi uu dagaal kooban ku dhexmaray ciidamada dowladda… Sii akhri

Ciidamada Isticmaalka Hubka Culus oo Tababar loogu soo xiray Kismaayo

Posted on February 4, 2018 by Cowke

Magaalada Kismaayo ee xarunta Maamulka Jubbaland ayaa waxaa tababar loogu soo xiray ciidamo gaar ah oo loo diyaarinayo isticmaalka hubka… Sii akhri

Dalxa” Imaaraadka Dhaqaalihiisa yaanu ugu Faa’iideeysan Bur Burinta Soomaaliya”

Posted on February 4, 2018 by Cowke

Xildhibaan Prof Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa uga digay Dowlada Imaaraadka Carabta in ay Soomaaliya… Sii akhri

Maamulka Banaadir oo sheegay in Muqdisho aan la keeni karin Dawo iyo Raashin dhacay

Posted on February 3, 2018February 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Waaxda Faya-dhowrka ee Gobolka Benaadir u qaabilsan ka hor-tagga waxyaabaha dhacay iyo qiimaynta tayada Badeecadaha kana ka… Sii akhri

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Danjire Mr David Concar

Posted on February 3, 2018 by News Office

Kismaayo, Feb, 3 2018- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kulan la qaatay Danjiraha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close