Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Puntland oo fasaxday Maxaabiis u dhashay Iiran

Bosaso [Puntland Post] Maxkamada sare ee Puntland ayaa  maanta u fariisatay gal Dacwadeed loo haysaytay Maxabiis u dhashay dalka Iraan,… Sii akhri

Posted on May 10, 2018May 10, 2018 by Cabdiqani Boos

Shirkii billaha ahaa ee mashruuca tayaynta shaqaalaha ee CIP oo looga hadlay arrimo muhim ah

Posted on May 10, 2018May 10, 2018 by Jama Farah

Shirkii billaha ahaa ee guddiga fulinta mashruuca tayaynta hay’adaha dawaladda iyo shaqaalaysiinta ee CIP ee uu Baanka adduunku ka caawinayo… Sii akhri

Xaflada Caleemasaarka Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka oo ka socota Muqdisho

Posted on May 10, 2018May 10, 2018 by Cowke

Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa waxaa hadda ka socota xaflad lagu caleemo saarayo Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Maxamed… Sii akhri

Puntland oo farriin u dirtay dugsiyada Waxbrashada iyo mas’uuliyiinta degmooyinka

Posted on May 9, 2018May 9, 2018 by News Office

Agaasimaha guud ee wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare dowladda Puntland,Maxammed Cali Faarax(Farmayeeri) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaaalada Garoowe… Sii akhri

Xirnaanshihii Dekadda Bosaso oo laga heshiiyay

Posted on May 9, 2018May 10, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso[Puntland Post] Iyadoo mudooyinkii ugu dambeeyey uu socday khilaaf udhexeeyey shirkadda Tayo dhowrka ee Puntland (Quality Control) iyo Ganacsatada Puntland,… Sii akhri

Ugu yaraan lix ruux oo ku dhimatay dagaallo ka dhacay gobolka Sanaag.

Posted on May 9, 2018May 9, 2018 by News Office

Ugu yaraan lix ruux ayaa ku dhimatay,inka badan toban kalena waa ku dhaawacantay dagaallo xooggan oo maanta ka qarxay degaanno… Sii akhri

Qarax dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Wanla Weyn

Posted on May 9, 2018May 9, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Degmada Wanla weyn ee Gobolka Sh/Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi goordhow uu ka dhacay… Sii akhri

Gudiga gurmadka fatahaadaha oo lacag deeq ah ku wareejiyay maamulka Gobolka Gedo

Posted on May 9, 2018May 9, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Somalia, Mahdi Maxamuud Guuleed oo ah gudoomiyaha guddiga qaran ee gurmadka fatahaadaha ayaa waxa… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo kulan la qaatay wefdi ka socday hay’adda UNFPA.

Posted on May 9, 2018 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Puntland ee caasimadda Garoowe ku qaabiley madax kasocotey… Sii akhri

Al-shabaab oo xukun ku fulisay Haweeney ay ku eedeeyeen inay isla-guursatay tiro Rag ah

Posted on May 9, 2018May 9, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kooxda Al-shabaab ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay haweeney lagu eedeeyay inay isla guursatay mar qura… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close