Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Al-shabaab oo Madaafiic ku weeraray saldhiga ciidamada Turkiga ee Muqdisho

Kooxda Al-Shabaab ayaa saakay weerar dhanka cirka ah ku qaaday saldhiga ciidamada Turkiga ay ku leedahay deegaanka Jaziira ee duleedka… Sii akhri

Posted on May 12, 2018May 12, 2018 by Cowke

USA oo War ka soo saartay duqeyn Dad rayid ah ay ku dhinteen Soomaaliya

Posted on May 12, 2018May 12, 2018 by Cowke

Dowladda Mareykanka ayaa war kasoo saartay weerarkii todobaadkaan gudihiisa ka dhacay duleedka deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Qoraal kasoo… Sii akhri

Maamulka Jubbaland oo Qaadacay ka Qayb-galka Shirka looga hadli doono Dastuurka

Posted on May 11, 2018May 11, 2018 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Iyadoo lagu wado in shirweyne looga hadlayo Arrimaha dalkstuuka dalka ayaa waxaa shirkaas ka qayb-galkiisa qaadacay maamulka… Sii akhri

WASIIR DUCAALE: Xaq uma lahan Muqdisho in maalin kasta lagu Dilo Ruux Muwaadin ah

Posted on May 11, 2018May 11, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Amniga Qaranka Dowladda Somalia Maxamed Abuukar Islow (Ducaalle) ayaa ciidanka ammaanka faray inay shacabka u dhimriyaan… Sii akhri

Ciidamada Dowladda Somalia oo sheegay inay Gacanta ku dhigeen hub u socday Al-shabaab

Posted on May 11, 2018May 11, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Sarkaal u hadlay ciidamada Dowladda Federaalka ah ee Somalia ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen hub fara… Sii akhri

Dagaal Maanta ka dhacay Qoryooley iyo Al-shabaab oo guulo ka sheegatay Dagaalkaas

Posted on May 11, 2018May 11, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dagaal culus ayaa saaay aroortii ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo dhinac ah iyo xoogagga Al-shabaab, iyadoo… Sii akhri

Ciidammo isugu jiray Somali iyo Ajaanib oo Khasaare Nafeed u Geystay Dad Shacab ah

Posted on May 10, 2018May 10, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Shan qof oo dhntay iyo shan kale oo dhaawac ah oo la sheegay inay ahaayeen shacab ay… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo sheegay in dhowaan lagu dhawaaqi doono shirkadda dhisaysa dekedda Bosaso

Posted on May 10, 2018 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland,Cabdiweli Maxammed Cali(Gaas) oo maanta warbixin siinayay shirka Khamiislaha ee Golaha xukuumadda ayaa sheegay, in dhowaan lagu dhawaaqi… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo xildhibaannada ku boorriyay inay la xisaabtamaan Xukuuadda

Posted on May 10, 2018May 10, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Xukuumadda Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la hadlay xildhibaannada baarlamaanka Somalia ayaa ka dalbaday inay la… Sii akhri

Shir ku saabsan dhammaystirka heshiiskii Maygaagle oo ka furmay degaank Saax-dheer ee gobolka Sool

Posted on May 10, 2018May 10, 2018 by News Office

Shir ku saabsan dhammaystirka dib-u-heshiisiinta beelaha Cumar Maxamuud iyo Bah-haharsame oo ay ka qeyb galayaan in ka badan saddex boqol… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close