Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Musharrax Siciid Cabdullaahi Deni oo lagu soo dhaweeyey Magaalada Dhahar

Dhahar-[Puntland Post]-Musharrax Siciid Cabdullaahi Deni oo ah Musharax u taagan Xilka Madaxweynaha Dowladda Puntland 8-da Janaayo 2019 ayaa maanta lagu… Sii akhri

Posted on December 1, 2018December 2, 2018 by Cabdiqani Boos

Mursal oo si ka badelan soo dhoweynadii hore loogu soo dhoweeyay Muqdisho

Posted on December 1, 2018December 1, 2018 by Cowke

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Amb. Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa… Sii akhri

AKHRISO: Doorashada Koonfur Galbeed oo markale dib loo dhigay

Posted on December 1, 2018December 1, 2018 by Cowke

War deg deg ah oo hadda naga soo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa… Sii akhri

Dowlada Soomaaliyta” Waxaan Dilnay Saraakiil iyo Dagaalamayaal Al-shabaab ah”

Posted on December 1, 2018 by Cowke

Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dishay saraakiil sar sare oo katirsan Al-Shabaab iyo ciidamo ay wateen. Warsaxaafadeed ka soo… Sii akhri

Faallo: Dagaalka Qabow ee Geeska Afrika

Posted on December 1, 2018December 4, 2018 by Liban Yusuf

Tan iyo xilligii la furay kanaalka Suweys sanadkii 1869 kii, manddiqadda geeska Afrika waxa ay lahayd ahmiyad gooniya. Waddammadii maal… Sii akhri

Camey oo raalli-gelin ka bixiyay hadal uu ku taageeray Villa Somalia

Posted on November 30, 2018November 30, 2018 by News Office

Shirkii Khamiislaha ee Golaha wasiirada Puntland ayaa qabsoomay jimcihii maanta kadib markii uu shalay u baaqday safarkii madaxweyne Gaas iyo… Sii akhri

Cabdiwali Gaas oo war ka soo saaray doorashada Puntland

Posted on November 30, 2018November 30, 2018 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta soo saaray qoraal lagu faragalinayo doorashada Baarlamaanka iyo tan Madaxweynaha iyo ku… Sii akhri

MURSAL: Baydhabo Ciidamo uma baahna ciddii ciidan geysana iyadaa lagula Xisaabtamayaa

Posted on November 30, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa ka hadlay doorashada Madaxweynaha maamulka Koonfur-galbeed, isagoo kasoo horjeestay… Sii akhri

Ciidammo Gaar ah oo Baydhabo la Geeyay iyo Xildhibaanno Cabasho ka keenay Ciidamadan

Posted on November 30, 2018November 30, 2018 by PP-Muqdisho

Baydhabo (PP) ─ Ciidammo tirada lagu sheegay 80-askari oo ka tirsan kuwa booliiska Soomaaliya oo si gaar ah u tababaran… Sii akhri

Todobaadka Dhaqanka Soomaalida oo markii ugu horreysay lagu qabanayo Mandheera

Posted on November 30, 2018 by PP-Muqdisho

Mandheera (PP) ─ Magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi-bari Kenya waxaa ka socda qaban-qaabada bandhigga toddobaadka dhaqanka guud ee Soomaalida oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close