Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Puntland oo shirkad Shiinays ah la saxiixatay heshiis deked looga dhisayo Eyl

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo oo safar shaqo ku jooga Dalka Shiinaha… Sii akhri

Posted on May 31, 2019May 31, 2019 by News Office

Madaxda Dowladda Dhexe oo lagu canaantay ka jawaabid la’aanta cadaadisyada Kenya

Posted on May 31, 2019May 31, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Iyadoo Dowladda Kenya ay dhawaantan wadday cadaadis ka dhan ah Soomaaliya, ayaa waxaa arrintaas aan weli ka… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo Qoxooti ay Soomaali ku jiraan ka daad-gureysay Dalka Liibiya

Posted on May 31, 2019May 31, 2019 by PP-Muqdisho

Tripoli (PP) ─ Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qoxootiga ee UNHCR, ayaa waxay dalka Liibiya ka qaaday in ka badan… Sii akhri

Dowladda Puntland oo digniin ka soo saartay daadadka roobka

Posted on May 31, 2019May 31, 2019 by News Office

Wasaaradda Degaanka, Beeraha iyo Isbeddelka Cimilada dowladda Puntland, ayaa ka digtay daadad ay sheegtay in ay ka dhalan karaan roobabka… Sii akhri

Wasiirka Caddaalada Somaliland oo ka fekeraya in uu iscasilo

Posted on May 31, 2019May 31, 2019 by News Office

Warbaahinta Puntland Post ayaa ogaatay in hoggaanka dhaqanka bariga gobolka Sanaag ay laba jeer ka dalbadeen wasiirka Caddaalada Somaliland in… Sii akhri

Dalalka Carabta oo si adag u cambaareeyay dowladda Iraan

Posted on May 31, 2019May 31, 2019 by News Office

Bayaan caawa ka soo baxay shir-madaxeedka Carbeed oo ka qabsoomay magaalada Makka Al-Mukarrama, ayaa si adag loogu cambaareeyay fara-gelin la… Sii akhri

Aqoonyahan lagu xiray magaalada Laascaanood

Posted on May 30, 2019May 30, 2019 by News Office

Mas’uuliyiinta Somaliland ee gobolka Sool, ayaa caawa magaalada Laascaanood ku xiray, Cabdinaasir Axmed Nuur (Dheglaab) oo kamid ah aqoonyahannada gobolka… Sii akhri

Shilal kala duwan oo ka dhacay laamiga u dhexeeya Garoowe iyo Boosaaso

Posted on May 30, 2019May 30, 2019 by News Office

Ugu yaraan 4 askari oo ka tirsan ciidamada Daraawiishta dowladda Puntland ayaaa ku dhaawacmay shil galabta  ka dhacay nawaaxiga tuulada… Sii akhri

Xoghayaha Qaramada Midoobay oo ergey cusub u magacaabay Soomaaliya

Posted on May 30, 2019May 30, 2019 by News Office

Xogahayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa galabta James Christopher Swan u magacaabay ergeyga gaarka ah ee QM u… Sii akhri

Dowladda Puntland oo dallacsiisay taliyaashii ka soo baxay Somaliland

Posted on May 30, 2019May 30, 2019 by News Office

Dowladda Puntland ayaa dallacsiiyay saddex taliye ciidan oo ka baxay Somaliland kuna biiray ciidamada Daraawiishta Puntland ee gobolka Sanaag. Munaasabad… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close