Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Faafin Deg deg ah: Kusimaha Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Roobka

Garoowe, Juun, 01 2019: Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa magacaabay Guddiga Gurmadka… Sii akhri

Posted on June 1, 2019June 1, 2019 by News Office

Gurmad loo fidinayo tuulada Xaaji Khayr ee gobolka Nugaal oo aasantay

Posted on June 1, 2019June 1, 2019 by News Office

Maamulka gobolka Karkaar ayaa si hagar la’aana ugu gurmaday,  tuulada Xaaji Khayre ee gobolka Nugaal oo go’doontay, kadib markii roobabka… Sii akhri

Sawirro: Roobabka gu’ga oo kala jaray laamiga hawlbowlaha ee gobollada Puntland

Posted on June 1, 2019June 1, 2019 by News Office

Laamiga dheer ee isku xira magaalooyinka waaaweyn ee Puntland ayaa ka go’ay tuulada Sinujiif oo 60 km dhanka bari ka… Sii akhri

Ra’isil wasaare Kheyre oo u duulay dalka Qadar

Posted on June 1, 2019June 1, 2019 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta u safray dalka Qatar. Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa garooka… Sii akhri

Khasaare ka dhashay daadad ku rogmaday degaanno ka tirsan gobolka Nugaal

Posted on June 1, 2019June 1, 2019 by News Office

Mowjado daadad ah oo ku rogmaday tuulada Sinujiif oo qiyaastii 60 km dhanka bari ka xigta magaalada Garoowe ayaa laamiga… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeeybgalay shirka wadamada iskaashiga islaamka ee Makka

Posted on June 1, 2019June 1, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay Meertada 14aad ee Shir-madaxeedka Ururka Iskaashiga Islaamka kaasoo… Sii akhri

Daadad ku rogmaday degaanno ka tirsan gobolka Nugaal

Posted on June 1, 2019June 1, 2019 by News Office

Roobab mahiiggaan ah oo saacado badan da’ayay, ayaa mowjado daadad ah ku soo rogay degaanno ka tirsan gobolka Nugaal. Degaanno… Sii akhri

Dad lagu laayay toogasho ka dhacday Maraykanka

Posted on June 1, 2019June 1, 2019 by News Office

Booliiska dalka Maraykanka ayaa goor dhoweyd sheegay in ugu yaraan 11 ruux ay dhinteen 6 kalena dhaawacmeen kadib markii nin… Sii akhri

Madaxweynaha Jubaland oo marti qaaday ururada bulshada Jubaland

Posted on June 1, 2019June 1, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa Aqalka martida ku marti qaaday oo afur ugu sameeyay Ururada… Sii akhri

Puntland oo shirkad Shiinays ah la saxiixatay heshiis deked looga dhisayo Eyl

Posted on May 31, 2019May 31, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo oo safar shaqo ku jooga Dalka Shiinaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close