Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Faysal Cali waraabe oo sheegay in uu dil mudanyahay xildhibaan Dhakool

Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe oo shalay ka hadlayay munaasabadda iidda ayaa eedayn kulul u jeediyay xildhibaan… Sii akhri

Posted on June 5, 2019June 5, 2019 by News Office

DF Somalia oo ka hadashay Qunsuliyadda ay Kenya doonayso inay ka furato Hargeysa

Posted on June 5, 2019June 5, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dowladda Somalia ayaa markii u horeysay ka hadashay xafiiska dublamaasiyadeed ee Kenya ay ka furaneyso Magaalada Hargeysa,… Sii akhri

Al-shabaab oo saldhig ciidan ka sameysatay gudaha Kenya iyo walaac ka dhashay arintan

Posted on June 5, 2019June 5, 2019 by PP-Muqdisho

Kenya (PP) ─ Ururka Al-shabaab ayaa la sheegay inay ka sameysateen saldhig gudaha dalka Kenya, iyadoo dagaal ka dhacay xuduudda… Sii akhri

Facebook oo jaah-wareer ka abuuray Puntland

Posted on June 5, 2019June 5, 2019 by News Office

Tan iyo bilowgii sannadkan, waxaa soo batay wasaaradaha iyo hay’adaha kale ee Puntland oo bogag ka furanaya baraha bulshada, gaar… Sii akhri

Dadaal dib loogu furayo isu’socodka wadada laamiga oo ka bilowday degaanka Sinujiif

Posted on June 5, 2019June 5, 2019 by News Office

Dowladda Puntland ayaa nawaaxiga tuulada Sinujiif ee gobolka Nugaal ka bilowday  dadaal dib loogu furayo isu’socodka gaadiidka magaalooyinka Garoowe iyo… Sii akhri

Guddoomiyaha gobolka Nugaal oo sheegay in uu socdo gurmad lagu dayac-tirayo laamiga Garoowe iyo Boosaaso

Posted on June 4, 2019June 4, 2019 by News Office

Guddoomiyaha gobolka Nugaal, Cabdisalaan Xassan Xirsi (Gu’jir) oo kamid ahaa, mas’uuliyiintii dowladda ee salaadda Ciidda shacabka Garoowe kula tukaday garoonka… Sii akhri

Liis sir ah: Kenya ‘oo dalkeeda ka mamnuuceysa siyaasiyiin badan oo Soomaali ah’

Posted on June 4, 2019June 4, 2019 by News Office

Dowladda Kenya ayaa diyaarisay liis ay ku qoran yihiin magacyada 66 sarkaal oo Soomaali ah, kuwaasoo ay ka mamnuuci doonto… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo farxadda Ciidda la qaybsaday cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

Posted on June 4, 2019June 4, 2019 by News Office

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa salaadda ciidda kula tukaday cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka Masjidka… Sii akhri

Gen. Muxiyadiin oo sheegay in meheradaha Boosaaso u kiraysan yihiin burcad-diimeed

Posted on June 4, 2019June 4, 2019 by News Office

Taliyaha ciidanka Booliiska Puntland, Sarreeye Gaas Muxiyadiin Axmed Muuse, oo saaka hadal ka jeediyay goob lagu tukaday salaadda Ciidda, ayaa… Sii akhri

Axmed Karaash: Muuse Biixi waxaan leeyahay aa la tahay!

Posted on June 4, 2019June 4, 2019 by News Office

Kusimaha madaxweynaha, ahna madaxweyne ku xigeenka  dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, oo saaka hadlal ka jeediyay munaasabadda iidda, ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close