Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweynaha Jubbaland oo salaada ciida boqolaal qof kula tukaday Magaalada Kismaayo

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa dadweyne iyo masuuliyiin kala duwan maanta salaada ciidul fidriga kula tukaday… Sii akhri

Posted on June 4, 2019June 4, 2019 by News Office

Kusimaha Madaxweynaha Puntland oo Shacabka Garoowe La oogey Salaadda Ciidul Fidriga

Posted on June 4, 2019June 4, 2019 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa salaadda ciidul Fidriga garoonka kubadda cagta Mira Awaare… Sii akhri

Bukhaari oo soo bandhigay shirkad ajnebiya oo u geftay dastuurka iyo aqalka sare ee Soomaliya

Posted on June 4, 2019June 4, 2019 by News Office

Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee aqalka sare Sen. Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) ayaa ku eedeeyay shirkadda Spectrum Geo in ay… Sii akhri

Golaha Militariga Suudaan oo ku dhawaaqay doorasho guud

Posted on June 4, 2019June 4, 2019 by News Office

Madaxa golaha ku meel gaarka ah ee Militariga maamula waddanka Suudaan Abdel Fatttah al-Burhan ayaa saaka oo talaada ku dhawaaqay… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweysay Qaraar dhowaan ka soo baxay Qaramada Midoobay

Posted on June 4, 2019June 4, 2019 by News Office

Dawladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay Qaraarkii Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ee ka soobaxay dhawaan. Soodhoweyn: Dawladda Soomaaliya waxay soo… Sii akhri

Qeyba kamid ah Soomaaliya oo aan maanta laga Ciidin

Posted on June 4, 2019June 4, 2019 by News Office

Guud ahaan Soomaaliya ayaa saaka laga ciidayaa marka laga reebo qeyba kamid ah Galmudug kadib markii xalay dowladda Soomaaliya iyo… Sii akhri

Xukuumadda Puntland oo u hambalyaysay Wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay James Swan

Posted on June 3, 2019June 3, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabudllaahi Deni ayaa hambalyo u diray wakiilka cusub ee xoghayaha Qaramada Midoobay u soo magacaabay Soomaaliya… Sii akhri

Puntland iyo Somaliland oo la kala wareegay maxaabiis dagaal

Posted on June 3, 2019June 3, 2019 by News Office

Guddiga caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas (ICRC) ayaa magaalooyinka Garoowe iyo Hargeysa u kala gudbiyay maxaabiis dagaal oo Puntland iyo… Sii akhri

Somaliland oo si kale uga aar-gudanaysa degaannada ay ka soo jeedan ciidamada ku biiray Puntland

Posted on June 3, 2019June 3, 2019 by News Office

Kadib markii qaar kamid ah taliyaasha Somaliland ee gobolka Sanaag iyo ciidamo ay hoggaaminayan oo ka tirsanaa maamulkaasi ay dhowaan… Sii akhri

Wasiir Cawad oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Midowga Yurub

Posted on June 3, 2019June 3, 2019 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta oo Isniin ah kaga guddoomay xafiiskiisa Wasaaradda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close