Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maxaabiistii u horreysay oo lagu xiray Xabsi ay Qaramada Midoobay ka dhistay Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xabsi casri ah oo laga hir-geliyay Muqdisho ayaa markii ugu horreysay lagu xiray maxaabiis laga soo wareejiiyay… Sii akhri

Posted on June 11, 2019June 11, 2019 by PP-Muqdisho

Soomaaliya oo ka qayb-gashay Shir weynaha Shaqada Adduunka ee Geneva

Posted on June 11, 2019June 11, 2019 by News Office

Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Sadiiq Xirsi Warfaa oo hoggaaminaya wafdi saddex-geesood ah ayaa… Sii akhri

Jabhad kale oo ka soo baxday Somaliland una gashay Puntland

Posted on June 10, 2019June 10, 2019 by News Office

Wararka laga helayo gobolka Sanaag ayaa sheegaya  in jabhad hubaysan oo ka horjeedda maamulka Somaliland ay u soo tallaabtay dhinaca… Sii akhri

Dadaal lagu dhex-dhexaadinayey Puntland iyo Villa Somalia oo fashilmay

Posted on June 10, 2019June 10, 2019 by News Office

Ilo’ ka agdhow xafiiska madaxweyne Den, ayaa Puntland Post u sheegay, in uu fashilmay dadaal lagu doonayay in la isu’gu… Sii akhri

Maxaa ka jira in dowladda Iran Maraakiib dagaal soo gelisay dalka Djibouti ?

Posted on June 10, 2019June 10, 2019 by News Office

Safiirka dalka Djibouti u fadhiya  magaalada Riyadh ee caasimadda Saudi Arabia oo lagu magacaabo Ziauddin Said Bamhermeh ayaa beeniyay warar… Sii akhri

Taliska AMISOM oo ballan-qaad u sameeyay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya

Posted on June 10, 2019June 10, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ergayga Midowga Afrika ee Somalia, danjire Francisco Madeira oo kulan la qaaday madaxda DF ayaa u sameeyay… Sii akhri

Shir weyne ka dhan ah Somaliland oo ka furmaya magaalada Badhan

Posted on June 10, 2019June 10, 2019 by News Office

Magaalada Badhan ee gobolka Sanaag, waxaa ka socda kulamo kala duwan oo looga diyaar garoobayo, shir weyne looga arrinsanayo fara-gelinta… Sii akhri

Maamulka Gobolka Banaadir oo kala hadlay QM Horumarinta Guud ee Caasimadda Dalka

Posted on June 10, 2019June 10, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─  Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, C/raxmaan Cumar Cusmaan (Inj.Yarisow) ayaa xarunta Dowladda Hoose ee Xamar ku… Sii akhri

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Safar Shaqo Ku Gaaray Magaalada Boosaaso

Posted on June 9, 2019June 10, 2019 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa safar shaqo oo gaaban ku gaaray magaalada… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha XFS oo magacaabay guddiga Qaban qaabada Xuska Maalmaha Xorriyadda

Posted on June 9, 2019June 9, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya qaban qaabada munaasabadda xuska todobaadka xoriyadda Soomaaliya.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close