Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Duqa Muqdisho oo Xarigga ka jaray Xarunta Waaxda Barwaaqo ee degmada Wardhiigleey

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta xariga ka jaray… Sii akhri

Posted on June 12, 2019June 12, 2019 by PP-Muqdisho

Dowlada Kenya oo xalay xabsiga kasii daysay Dr. Ibraahim Bur-saliid iyo xubno kale

Posted on June 12, 2019June 12, 2019 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Dowladda Kenya ayaa xalay xabsiga ka sii-daysay Ibraahim Faarax Bur-saliid, kaasoo mudo shan casho ah ugu xirnaa… Sii akhri

Af-Urur: Al-shabaab baa i dilay hantidaydiina qaatay

Posted on June 12, 2019June 12, 2019 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa safar… Sii akhri

Maamulka Hirshabelle oo amar ku bixiyay in lasoo xiro Dabo-geed iyo xiisad ka dhalatay

Posted on June 11, 2019June 11, 2019 by PP-Muqdisho

Baladweyne (PP) ─ Xeer-ilaaliyaha maamulka Hirshabelle ayaa maanta amar ku bixiyay in lasoo xiro Yuusuf Axmed Hagar [Daba-geed] oo dhawaan… Sii akhri

Farmaajo oo la kulmay Ergayga Midowga Yurub u Qaabilsan dalalka Geeska Afrika

Posted on June 11, 2019June 11, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta madaxtooyada ku qaabilay ergayga gaarka ah ee Midowga Yurub u… Sii akhri

Wasaaradda Isgaarsiinta DF oo Tababar u furtay shaqaale ka socay Dowlad….

Posted on June 11, 2019June 11, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya, ayaa maanta tababar uga furtay Muqdisho shaqaale ka kala socda Wasaaradaha Boostada… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay isu soo dhiibeen in ka badan 30 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Posted on June 11, 2019June 11, 2019 by News Office

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe oo Maanta Shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka… Sii akhri

Col. Caarre oo sheegay in uu gurigiisa ku weerari doono mas’uul ka tirsan Somaliland

Posted on June 11, 2019June 11, 2019 by News Office

Col. Saciid Cawil Jaamac Caarre oo haatan shir jaraa’id ku qabtay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa gebi ahaanba… Sii akhri

Ciidamada Daraawiishta Puntland oo dib ula wareegay Af-Urur

Posted on June 11, 2019June 11, 2019 by News Office

Cutubyo ka tirsan ciidamada Daraawiishta dowladda Puntland oo aad u hubaysan ayaa dib ula wareegay tuulada Af-Urur ee gobolka Bari… Sii akhri

Sheekh Mukhtaar Roobow oo si qarsoodi ah loogu daweeyay Isbtiaal ku yaalla Muqdisho

Posted on June 11, 2019June 11, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Sheekh Mukhtaar Roobow Cali [Abu Mansur] oo horay uga soo goostay Al-shabaab ayaa si qarsoodi ah loogu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close