Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowladda Soomaaliya oo abaal-marinno ku bixinaysa magaca Hodon Naaleeye

Wasaaradda Arrimaha Debadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay sannad walba bixin doonto Abaal-marin loogu… Sii akhri

Posted on July 16, 2019July 16, 2019 by News Office

Al-shabaab oo sheegtay in ay 20 askari ka dileen ciidamada Ethiopia

Posted on July 16, 2019July 16, 2019 by News Office

Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa Ethiopia ee ku hawlgala magaca AMISOM qarax lagula… Sii akhri

SOMALILAND: Waxaan fashilinay dabin-daabyo ay noo maleegtay Dowladda Soomaaliya

Posted on July 15, 2019July 15, 2019 by PP-Muqdisho

Hargeysa (PP) ─ Maamulka iskiis isku magacaabay ee Somaliland ayaa sheegtay inay fashilisay qoshe ay wadday Xukuumadda Federaalka Somalia, kaasoo… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe ka daah-furay duullimaadyada Ethipian Airlines

Posted on July 15, 2019July 15, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Daahfuray duulimaadyada shirkadda caalamiga ah ee Itoobiyaan Airline. Daahfurka duulimaadyada shirkaddaasi ayaa… Sii akhri

Dowladda Somalia oo Muqdisho ka billowday Qorshe lagula dirirayo Burcadda hubeysan

Posted on July 15, 2019July 15, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ciidamada Amniga DF ayaa Muqdihso billabay hawl-gallo lagula dagalamayo kooxo hubeysan oo dhac u geysanaya shacabka Xamar… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo si adag uga digay in dhalinyarada Puntland la kiciyo si loo wiiqo jiritaanka Puntland

Posted on July 15, 2019July 15, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo Isniinta maanta ka hadlayey munaasabad lagu daah-furay duullimaadyada Ethiopian Airline ay ka bilowday… Sii akhri

Madadxweynaha Jubaland oo Kismaayo ku qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobay

Posted on July 15, 2019July 15, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Aqalka Martida ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay wakiilka gaarka ah… Sii akhri

Guddoomiyaha Waxbarashada Qardho iyo maamulka dugsiga sare ee Sheikh Cusmaan oo la magacaabay

Posted on July 15, 2019July 15, 2019 by News Office

Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowladda Puntland Cabdullaahi Maxamed Xassan ayaa magacaabay guddoomiyaha Waxbarashada degmada Qardho ee xarunta gobolka… Sii akhri

Maamule cusub oo loo magacaabay dugsiga sare ee Cumar Samatar

Posted on July 15, 2019July 15, 2019 by News Office

Wasiirka wasaaradda waxbarashada dowladda Puntland Cabdullaahi Maxamed Xassan ayaa maamule cusub u magacaabay dugsiga sare ee Cumar Samatar oo ku… Sii akhri

Maamule cusub oo loo magacaabay dugsiga sare ee Gambool

Posted on July 15, 2019July 15, 2019 by News Office

Wasiirka waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowladda Puntland Cabdullaahi Maxamed Xassan ayaa shaqada ka ceyriyay maamulihii dugsiga sare ee Gambool… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close